Naasaha dhacay sababta keento iyo xalka iyo daawada Su’aasha: scw bahda daruur wan idin salamay aad ban ugu farasanahay webkan qimaha badan oo aan ka faa’ideysto oon maalin kaste soo galo, su’aal ayan qabaa oo ah naasaha dhacay maxaa lagu adkeyn karaa sababta keenta naaska gabadha inuu dhaco waa maxay cunto ma jirtaa naaska dhacay […]
