Categories
Riyooyinka Dreams

Waxan ku riyooday anigo hortagan meel u dhisan si qurxoon

Su’aasha: Asc wll allaha ku barakeyo Waxan ku riyooday anigo hortagan meel u dhisan si qurxoon albabka aya u furan ubaxyo aya ku beeran darbiga waa dhir safan gaari aya dhaxda uga jiro dhirta waxan leyahay hab casri aye u dhisantahe markasan firiyay darbiga bananka waxa ku qoran “love” waba in lugu sharxay ereyga love […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Aragtida abtigay oo bari hore dhintay

Su’aasha: asc waad mahadsan tihiin guud ahan webka daruur gar ahan culimada noo tafsiirta riyada ilaahay ajar iyo xasanaadha idinka siiyo allah macak waxan ku riyooday abtigay oo dhintay bari hore ayaan habeen dhawayd waxan riyo ku arkay guri aanu dhawr sano ka hor kasoo guur nay ayaan waxan riyo ku arkay qolkaygii aan daganaa […]

Categories
Talooyinka Consultation

Taabashada dumarka miyay la mid tahay siigada

Taabashada dumarka miyay la mid tahay siigada Su’aasha: Asc wll aniga waxaan ahay nin dhalan yaro ah Wlahi in mudo ah ayaa iigu dambaysay waxaan is baranay gabar fabartii ayaa maanta aaday waan wada shaykaysanay waan shu shumiyey waan taab taab tay hab ayaan siiyey waana meel wado ah oo guriga maahan mana ka sinay […]

Categories
Talooyinka Consultation

Ninka naagtiisa neceb astaanta lagu garto iyo calaamadaha jacaylka

Ninka naagtiisa neceb astaanta lagu garto iyo calaamadaha jacaylka Su’aasha: scw wadsalamtihin ninka marka uu nagta neceb yahay maxa lagu garan karaa qofka hadii uu marka hore iska dhigayay inu ku jecel yahay hadu been shagayay side lagu garan kara beenta uu shegayay hablaha iyo raga yaa been badan jacaylka dhabta ninka ku hayo maxa […]

Categories
Talooyinka Consultation

Gabar ay habaryarteyda qaraabo yihiin ayaa i hallaysay ila taliya

Gabar ay habaryarteyda qaraabo yihiin ayaa i hallaysay ila taliya Su’aasha: ASC siigada wan joojiyay 15manta aya I ah intan aan sameynin lakin dibka iheysto aya ah dareen zaid ah iyo inan arag kalabi laahay dumarka ajnabiga ah malmahan wan soomayay lakin banaanka marka ubaxo haweenaydii iga hor imadaba wan fiiriya anigoo sooman khasatan dumarka […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada nuurka dhulka ilaa cirka xidhiidhsan

Riyada nuurka dhulka ilaa cirka xidhiidhsan Riyada: Asc waad mahadsan tihiid gud ahan webka gaar ahan culimada sida sharafta badan ee cilmiga waynle kor ilaahay ha idiin qaado Allah macak Waxan ku riyooday anoo xalay hurda ayaan waxaan arkay meel aan joogay oo banaan ahayd doognale ayaan waxan arkay iftiin meel xogaa iijirta ka baxayoo […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada qof garoon banooni dhex fadhiya

Riyada qof garoon banooni dhex fadhiya Riyada: Asc waxaan arkay anoo dheh marayo garoon bonooni ee xaafada ku yaalo, marka socday abaar gadaal soo fiirshay waxaan arkay nin fadhiyo garoonka dhexdiisa dhulka ,garoonkana waala buuxaa dad markaas, marka indheheyga ku dheceen ninka waan xanaaqay ,ninkana waan aqaanaa maxaa lagu fasiraa idinkoo mahadsan. Fasirka: Riyada waxay […]