Su’aasha: Walal wan idin salamaya aad bad u mahadsantin dhaman daruur walaal qoys cusub ayan ahay xaga raxada ma daremo xaga hoose waxan ka darema xaga sare uun oo geedka marka lay dul saaro maxan isku daaweya aboweyal mahadsantin. Jawaabta: Wax cudur ah kuma hayo dareenka kore 97% gabdhaha da’ yarta ayaa ku raaxaysta laakin […]
