Su’aasha:

Walal wan idin salamaya aad bad u mahadsantin dhaman daruur walaal qoys cusub ayan ahay xaga raxada ma daremo xaga hoose waxan ka darema xaga sare uun oo geedka marka lay dul saaro maxan isku daaweya aboweyal mahadsantin.

Dhibka dareen la'aanta gabadha xagga raaxada hoose
Dhibka dareen la’aanta gabadha xagga raaxada hoose

Jawaabta:

Wax cudur ah kuma hayo dareenka kore 97% gabdhaha da’ yarta ayaa ku raaxaysta laakin gabadha sidaas ah marka ay 30 sano gaarto ayay si xoog ugu raaxaysanaysaa murqaha gudaha farjiga oo waxay rabtaa in gudaha laga galiyo sidaas ayay ku biyabixi kartaa, laakin hadda bannaanka kore ayay ku biyabaxdaa.

Teeda kale dumarka qaar waxaa u keena arrintaas siigada ay siigaystaan markay soo qaangaarayaan, waxay ka qaadaan dareenka faruuraha bannaanka sidaa awgeed marka la guursado ninka iyo iyada dhib ayay isla marayaan xagga isfahanka raaxada.

Adiga daawo uma baahanid waxaad u baahan tahay kaliya ninkaaga inaad fahansiiso raaxada qaabka aad u dareemayso markaas sida aad rabto ayuu kuu samaynayaa labadiinaba waad wada raaxaysanaysaan meesha aad ka dareemayso ayuu geedkiisa ku xoqayaa asoona galmada samaynaya.

 

Gabadha markay arooska ku cusub tahay dareenka maxaa ka yareynaya

You don’t have any disease in the upper sense, 97% of young girls enjoy it, but when a girl reaches 30 years old, she feels strong pleasure in the muscles inside the vagina and wants to be inserted inside so that she can urinate, but now she urinates outside.

On the other hand, some women are caused by the dust they breathe when they are adults, it takes away the feeling of the outer lips, so when they get married, the man and she have difficulty understanding each other’s pleasure.

You don’t need medicine, you just need your husband to understand the way you feel pleasure, then he will do it to you as you want, you both enjoy it, he rubs his penis where you feel it and they have sex.

Leave a Reply