Categories
Caafimaadka Health

Filfil madow raga sidey ugu roon tahay xagga awoodda

Filfil madow raga sidey ugu roon tahay xagga awoodda Su’aasha: SWC Filfil madow sax miya inuu raga u kordhinayo awooda raganimada sheekadas maxaa jira waxan idnka raba inaad ii sheegtaan waxtarka uu leeyahay filfil madowga gaar ahaan xaga sariirta. Jawaabta: Guud ahaan filfilmadowda waxay ka mid tahay waxyaalaha cuntada lagu maceeyo oo siisa dhadhan aad […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada guriga oo dab ka kacayo

Su’aasha: SCW qofkii ku riyoodo asoo gurigooda dab ka kacay dabkaas oo aad u weyn wax badan hallaynaya maxaa lagu fasiri karaa riyadaas mahadsanidiin? Jawaabta: Riyada gubashada guriga iyo dabka ka kacayo waxaa lagu fasiraa dhowr tafsiir, guud ahaan gubashada waxay tilmaamaysaa fidno oo uu la kulmi doono qofka riyada arkay, waxaa kaloo lagu fasiri […]

Categories
Caafimaadka Health

Kareemka timaha hoose lagu xiiro dumarka ma dhibaa

Kareemka timaha hoose lagu xiiro dumarka ma dhibaa Su’aasha: scw timaha hoose haddii kareemka timaha lagu xiiro dhib miyuu u keenaa maqaarka hadu dhibkaas jiro muxuuse noqon karaa malaga yaabaa inuu dhalmada waxyeelo gaarsiiyo hadii gabadha ay timaha hoose ku xiirayso mar walba? Jawaabta: Sida la og yahay kareemooyinka timalaha lagu suuliyo waxay ka sameysan […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Ninka haduu ku riyoodo asoo xaaskiisa garaacayo

Su’aasha: scw waxaan idinkaga mahannaqaya adeega bulshada aad u haysaan iyo sida wanaagsan aad uga jawaabtaan sua’aalaha la idin soo weydiiyo, hadaba markan gudaha galo su’aashayda waxan rabaa in la iga jahilbixiyo ninka haduu ku riyoodo naagtiisa asoo garaacayo oo feer iyo haraati is daba joog ah ku dhufanaya riyaadas waxaa lagu fasiri karaa. Jawaabta: […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Naag uur leh oo dhalaysa gabar qurux badan

Riyada: scw bahda daruur gabar uur leh haday ku riyooto iyadoo dhalayso gabar qurux badan riyadaas maxaa lagu fasiraa gabadhana ay tahay cad oo timo dheer leh? Fasirka: Riyada waa khayr iyo bishaaro, waxay tilmaamaysaa inaad ku noolaan doonto farxad oo uurka uu ku dhamaan doono wanaag dhalmada gabadha quruxda badan waa wanaag iyo farxad […]

Categories
Caafimaadka Health

Alaabta ninka aadka u yar maxaa xal u ah

Alaabta ninka aadka u yar maxaa xal u ah Su’aasha: Bahda darur wan idin salamay dhib aya ia haysta gsukayga aad bu u yar yahay xaskayga ma ku raxaysanayso kacsiga wa ok guska marku yar yahay daawo malo heli kara fadlan jawab yan idinka sugaya? Jawaabta: Dhererka alaabta ninka caadiga ah wuxuu u dhexeeya 8 […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Gabar uu xiriir inaga dhexeyo aabahed wajigisa oo iftiimaya

Su’aasha: Asc wll waxa jirta gabar uu xiriir inaga dhexeyo gabadha aabahed wuu dhintay naxaristi Jano Alla hasiyee waxay iiga sheeken jirtay wanagisa iyo sidu u ficnaa lakin waligay maan arag aabahed waxan ku riyoday labo haben oo isku xiga gabadha aabahed iyo aabahay oo hal meel kawada shaqeya markas waxaa timid gabadhi oo qado […]