Riyada:
scw bahda daruur gabar uur leh haday ku riyooto iyadoo dhalayso gabar qurux badan riyadaas maxaa lagu fasiraa gabadhana ay tahay cad oo timo dheer leh?

Fasirka:
Riyada waa khayr iyo bishaaro, waxay tilmaamaysaa inaad ku noolaan doonto farxad oo uurka uu ku dhamaan doono wanaag dhalmada gabadha quruxda badan waa wanaag iyo farxad reerka imaan doonto waa riyo aad u fiican inshaa Allaah si fudud ayaad ku dhali doontaa.
Riyada dhalmada ilmo qeyb daanyeer ka ah
The dream is good and tidings, it indicates that you will live happily and that the pregnancy will end well. The birth of a beautiful girl is good and happiness will come to the family. It is a very good dream, God willing, you will give birth easily.
