Hooyadey ayaa riyo ku aragtay anigoo wiilal badan i dilayaan

Su’aasha: Sxb waku salaamay waxay Hooyadey iisheegtay mar dhexdaas inay ku riyootay anigoo guri laygu goobanaayo oo wiilal badan i garaacaya iyadana ay ku soo naxday Jawaabta: Waan ku salaamay saaxiib riyada waxay tilmaamaysaa in dad wax idinka dhexeyn doono oo wax aad ku doodi doontaan, marka taxdar ka qab waxyaalaha qaar, sidoo kale riyada […]
Gabar ku riyootay iyadoo macalin garaacayo

Su’aasha: Asc Wll bahda duruur aad ayad u mahadsan tihin jasakallah kheyran. Waxan ku riyooday anigoo aadayo meel aan wax ka barto waxan ag maray masajid waalaga adamaay laba naag aya jogay masajidka agtiisa wax aye ku murmaayeen aadanki aya dhamaday mu’adinkii aya albabka so istagay nagihi ayu ku qoslay waxan tagay madrasadii macalinka aya […]
Riyada rag madaxa budhadh igaga dhufanaya

Su’aasha: Asc bahda daruuro gabar ayaa ku riyootay dad budhadh wata oo ku ku leh keen furayaasha heblaa kasoo qaado na tidhiye heblaaduna waa naagta lala qabo wayna diiday markaa madaxay ka dileen maxay noqoni riyadaasi Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inay kusoo waajihi doonaan mashaakil xiriir la leh naagta lagula qabo, raga ku gaaraacaya furaha […]
Ninka haduu ku riyoodo asoo xaaskiisa garaacayo

Su’aasha: scw waxaan idinkaga mahannaqaya adeega bulshada aad u haysaan iyo sida wanaagsan aad uga jawaabtaan sua’aalaha la idin soo weydiiyo, hadaba markan gudaha galo su’aashayda waxan rabaa in la iga jahilbixiyo ninka haduu ku riyoodo naagtiisa asoo garaacayo oo feer iyo haraati is daba joog ah ku dhufanaya riyaadas waxaa lagu fasiri karaa. Jawaabta: […]
Riyada gabar garaacayso gabar kale

Su’aasha: asc wllo waxku riyodey ano garacaya dilaya gabadh an jaar ahan jirney hada se jar ama daris ma nihin dhulka jiiftey dhirbaxo waxba la dhayy inbadan wan qaracayey iskama key celineyn waxn ahy gabadh an guursan gabdha an qaracayeyna hada mel ay ku noshey ma aqan. Jawaabta: Waxay tusinaysaa riyadan inuu jiro qof adiga […]
