Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada naagta xaamilada uurka leh maxay tahay

Riyada naagta xaamilada uurka leh maxay tahay Su’aasha: SCW bahda daruur wan idin salamay waxan rabaa inaad ii fasirtaan nin dhalinyar ah oo doob ah haduu arko naag uur leh oo qurux badan waliba uurkeeda aad u weyn oo agtiisa imaanaysa oo rabta inay la sheekaysato isagana uu ku faraxsan yahay riyadas maxaa lagu fasiri […]

Categories
Caafimaadka Health

Qooraha mid ayaa weyn midna way yar tahay ma cudur baa

Qooraha mid ayaa weyn midna way yar tahay ma cudur baa Su’aasha: Ninka hadduu yahay qof hal qoor uu ka weyn yahay midna ay yar tahay sidee waaye ma jirro baa dhalmada miyay sameyn kartaa arrintaas Qooraha mid ayaa weyn midna way yar tahay ma cudur baa. Jawaabta: Labada xaniinyood  qooraha Testicular diseases inay kala […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Qofkii arko asoo geed aad u dheer fuulaya oo shawriga u eg

Su’aasha: SCW qofka markuu arko asoo fuulaya geed aad u dheer oo shwriga u eg cagaaran riyadaas maxaa lagu fasiri karaa? Jawaabta: Riyada fuulitaanka geedka dheer waa riyo fiican oo tusinaysa farxad iyo guul iyo sharaf uu qofka heli doono, sidoo kale geedka dheer waxaa lagu fasiraa cimri dheer, qofkii arko asoo fuulaya geed aad […]

Categories
Caafimaadka Health

Daawada dhaawacyada galmada ka dhasha ee faruuraha xubinta dumarka

Daawada dhaawacyada galmada ka dhasha ee faruuraha xubinta dumarka Su’aasha: scw aniga iyo ninkayga markan samaynaynay galamada qalayl darti ayaa diig igaga yimid faruuraha yaryar iyo maqaarka afka cambarka marka aan kaadinayo kaadida way i gubtaa xataa biyaha markaan ku dhaqayo maxan sameyn karaa oo daawo u ah. Jawaabta: Marka hore waxaad ogaataa in galmada […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Naag ku riyootay iyadoo ninkeeda wadada ugu galmonaya

Su’aasha: Asc wllo waxan rabaa inad ii fasirtan naag haddii ay ku riyooto ninkeeda oo dadka hortooda ugu galmoonaya iyadana wax cabsi ah ku jirin oo ay ku raaxaysanayso iyado dadka u jeedan raaxo daran ay ku jirto, riyadas maxaa la dhihi karaa? Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa adiga iyo ninkaaga inaad kalsooni badan isku qabtaan […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada qof asoo sigaar cabbayo aabihiisa usoo galayo

Riyada qof asoo sigaar cabbayo aabihiisa usoo galayo Su’aasha: Asc wll Waxaan,ku riyooday aniga oo sigaar cabaya ayuu aabahey igu soo galay wuuna i arkay kadib marki hore asago igu og ayaan hadana kala dhuuman jiray laakin wuu igu imaaday wuxuuna i dhahay aabo sigaarka iska cabdee maxd u daminaysaa ana markaan asaga arkaybaan daminayey. […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Hadii gabar ku riyooto qof maxrama oo u hawoonaya maxay noqoneee

Su’aasha: Asc walalaha daruuro hadii gabar ku riyooto qof maxrama oo u hawoonaya maxay noqoneee. Jawaabta: Riyada saan ka fahmay gabar ayaa ku riyootay iyadoo nin maxramkeeda ah haweysanaya oo raba inuu wax ku sameeyo. Riyada sidaas ah waxay tusinaysaa in qofkaas uu kaa rabo  shaqo idin ka dhexeysa oo waxtar leh ee ma aha […]