Qooraha mid ayaa weyn midna way yar tahay ma cudur baa

Su’aasha:

Ninka hadduu yahay qof hal qoor uu ka weyn yahay midna ay yar tahay sidee waaye ma jirro baa dhalmada miyay sameyn kartaa arrintaas
Qooraha mid ayaa weyn midna way yar tahay ma cudur baa.

Qooraha mid ayaa weyn midna way yar tahay ma cudur baa
Qooraha mid ayaa weyn midna way yar tahay ma cudur baa

Jawaabta:

Labada xaniinyood  qooraha Testicular diseases inay kala weynaadaa waa wax dabiici ah, inta badan way kala weyn yihiin laakin lama dareemi karo, dad waxaa jira aad looga dareemo inay kala weyn yihiin labada qoor, inta badan midda bidix ayaa yar midda migid ayaa weyn, marka jirro ma aha.
laakin haddii labad qoorood ay ahaayeen kuwa siman si kadis ah oo middooda u weynaatay markaas waxaa la dhihi karaa xanuun ayaa jira siiba marka uu qpfka ka dareemayo laxaw, marka waxaa fiican qof inuu dhakhtar u tago si uu u ogaado haddii weunida ay tahay cudur iyo in kale, weynida caadiga ma saamaynayso galmada iyo kacsiga iyo dareenka ama shaqada raayaha.

 

Toxobta madow ee xiniyaha maxaa lagu daaweeyaa

It is normal for the two testicles to be different in size, usually they are different in size but cannot be felt. There are people who feel that the two testicles are different. Usually the left one is smaller and the right one is larger. So it is not a disease.
But if the two testicles were equal and suddenly one of them became larger, then it can be said that there is pain, especially when the testicle feels sore, so it is better for a person to go to a doctor to find out if the enlargement is a disease or not. Normal enlargement does not affect sex, arousal, sensation or erectile function.

التواء الخصية هو حالة خطيرة وعاجلة ويتطلب اتخاذ إجراءات لإنقاذ الحبل الشوكي الذكري.

يتحكم تداخل الجلطات في تدفق الدم إلى الخصية ، مما يؤدي إلى تورم الخصية ، والذي لا يتم منعه قريبا ، مما يتسبب في أضرار جسيمة .
الأعراض:
إذا شوهد هذا العرض ، فمن الضروري الاستجابة بسرعة لألم الخصية ،

بحيث لا تموت خلايا اللثة ويكون تدفق الدم بطيئا وتتأثر وظيفة الخصية ، وتشمل الأعراض ما يلي:

تورم على جانب واحد من الخصية بسرعة
لون جسم الخصية الذي يتغير
غثيان
القيء
الحمى

Leave a Reply