Categories
Fatwada

Taabashada dabadu waysada ma jabisaa

Taabashada dabadu waysada ma jabisaa Su’aasha: 1.taabashada dabdu waysada ma jabisaa. 2.Timaha hoose hdii aan 40 cisho la xiirin salaada ma la aqbalaa. 3.Hadii aan jabaabo ka mydho oo aanan kadib waysaysan salaad ma tukan karaa. Jawaabta: Su’aasha koowaad: oo ku saabsan taabashada dabada weysada ma jabisaa mise ma jabiso, sida xoogga badan qofka hadduu […]

Categories
Caafimaadka Health

Qofka ay ku yar tahay tayada manida (low sperm) daawada dabiiciga u roon

Qofka ay ku yar tahay tayada manida (low sperm) daawada dabiiciga u roon Su’aasha: Asalamu Alaikum Dr waxaan ahaay dhibane mudo dheer xagaa dhalmada shahwadey at ayu u yaar yahay ama low sperm count maaxat igula talin lahet in an sameyo IVF kaa haal maar ayaan sameyay natijada naa zero ayu noqday ee maxat igulaa […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Gabar siddo surka ariga kala jeexan iyo wax cabsi leh albaabka uga soo galayo

Su’aasha: Asc wll waxn ku riyodey riyadan waxd ii fasirtan Waxan riyo ku arkay surka adhiga oo kala jeexan ooy sido walashey an ka warwarsany inan biniadam dhibato u geystey ookale waxan ku duceysanayey inanay imaqal cid ga maxkamadaha waxn laha in ilahey riyo ka dhigto riyada dhexdeeda Riyada labad waxan u yedhayey inanteydii islamarkan […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Gabar aan gursan ayaa waxay ku riyootaa masas ku hareeraysan

Su’aasha: Asc hahda daruuro Gabar aan gursan ayaa waxay ku riyootaa masas ku hareeraysan oy cabsi dareemayso wayna ku soo noq noqotaa maxaa lagu fasiri karaaa vwll Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa gabadha inay leedahay cadow badan oo dhinac walaba ka jooga marka riyada waa digniin ha iska ilaaliso dadka cadowga ah oo astaamo gaar ka […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada dambaska iyo kabaha quruxda badan

Su’aasha: Asc wllo wad mahadsantihn bahdina durur media Riyadan waxa iga codsatey inan inad idinso gadhsiyo si ad ugu fasirtan Waxn ku riyodey ano wado marayo waxn so gadhey meel uu yaaalo danbas iyo dab isku jira danbaska waxan ka WADA marku dabku dhamado wuu basa ,kadib dadku wey marayen mesha lkin anu bila kabo […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Qofkii ku riyoodo asoo murugsan oo isleh alam nashrax akhriso

Su’aasha: Asc wll allaha ku barakeyo waxan ku riyooday anigoo murugsan laab xirnaan ayaan dareemay wax murugo ehne lama seexan sida cadiga markasan dhahay waa inan alamnashrax sadex sadex jeer aqristaa .Jazakaallh. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inuu Alle kaa ilaalin doono murugo badan suuradda alam nashrax qofkii riyo ku arko wuxuu ku bishaaraysanayaa qalbi qabooban […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada eey guduudan oo gabar la qabo jirkeeda taabanayo

Riyada eey guduudan oo gabar la qabo jirkeeda taabanayo Riyada: Asc wll allaha ku barakeyo Maxa lugu fisira riyada eey guduudan oo qorta ka cad kidibne qofka madaxa iyo dhabarka ka taabanayo qofkina u leyahy wuu inijasey. Waxa ku riyotay haweeney xaas eh Jazakaallh. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa qof xun inuu daba socdo qoftaas oo […]