Riyada eey guduudan oo gabar la qabo jirkeeda taabanayo

Riyada:

Asc wll allaha ku barakeyo Maxa lugu fisira riyada eey guduudan oo qorta ka cad kidibne qofka madaxa iyo dhabarka ka taabanayo qofkina u leyahy wuu inijasey.
Waxa ku riyotay haweeney xaas eh
Jazakaallh.

Riyada eey guduudan oo gabar la qabo jirkeeda taabanayo
Riyada eey guduudan oo gabar la qabo jirkeeda taabanayo

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa qof xun inuu daba socdo qoftaas oo raba inuu dhib u geysto sidoo kale riyada waxay tilmaamaysaa inay galayso dhibaato iyo mashaakil waxaana sabab u noqonaya qofkaas.
Eeyga guduudan riyo marka lagu arko waa wax aan fiicnayn oo tilmaamaya mashaakil iyo dhibaato.

The dream indicates that a bad person is following that person and wants to harm them. The dream also indicates that they will get into trouble and problems and that person will be the cause.
Seeing a red dog in a dream is an unfavorable sign and indicates problems and troubles.

Leave a Reply