Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada gabar aan la guursanin oo foolanaysa

Riyada gabar aan la guursanin oo foolanaysa Su’aasha: Waxa jirta inan asxaabnhy waxay iisheegtay inay ku riyootay iyadoo foolanaysa wiil iyo gabadh wuxuu yahayna ma oga wax xanuuna fooshosi ma wato ayey igu tiri 3 jeer ay riyadaasi kusoo noqnoqotay waana inan aan la guursan mxay noqonaysaa riyaadasi. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa gabadhaas inay usoo […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Waxaan ku riyoodey anagoo uu na ilaalinayo maayarka gobolka

Waxaan ku riyoodey anagoo uu na ilaalinayo maayarka gobolka Su’aasha: Asc walaalaha Allah idinka abaalmariyo dadaalkiina aniga iyo caruurtayda bees baa meel dagan ninkina waan kala tagnay habeenki salatul laylka ayan tukada intaan seexan waxaan ku duceystaa in Allah na xifdiyo balayada barbar naga mariyo habeen ban ku riyooday duqa gobolka aan joogo oo na […]

Categories
Caafimaadka Health

Cudurka mayiiko sidee laysaga daaweyn karaa

Cudurka mayiiko sidee laysaga daaweyn karaa Su’aasha: Cudurka mayiiko sidee laysaga daaweyn karaa hadaanba qof dumar ah arko wankacsana shardi Uma aha inan fiiriyo xita agteyda haday marto wankacsana dumaro dhan Ayan sida kanoqday hayarato xita gabdhaha aan qangarin Sido kale maxarimta xita walalahay. Jawaabta: Waxa soomaalida ay dhahaan mayiiko ama mayiikada waa cudur nafsui […]

Categories
Tafsiirka Aayadaha Quraanka

Mucjisada ku sugan abuurista geela

Adduunka noole kaste wuxuu wataa wax ku tusaya jiritaanka Alle (SW) iyo awooddiisa, maanta marka aan wax yar ka sheegno mucjisada ku sugan abuurista geela waa mid lala yaabo. Ma og tahay neefka geela inuu cabbi karo biyaha badda oo dhanaanka ah?!! lagama yaabo inuu dhiigiisa kor u kaco maxaayeelay kellidiisa biyaha ayay u sifeynaysaa […]

Categories
Talooyinka Consultation

Xaaskayga mar walba arrimahan ayay igu dhaleeceysaa

Su’aasha: SCW dhibka i haystaa wuxu yahay xaaskayga waxay igu caysaa lacag la’aanta taso kaenta walalaheeda aya qabo rag taajiriin ah aniga iga lacag badan aniga waxan iska ahay qof caadi ah an lacag badan haysan, mar kaste sheekadas ayay igu soo qaadaa maxaan sameyaa? Jawaabta: Dumarka sidaas ayay u badan yihiin ragooda iyo raga […]

Categories
Software

5 arrimood Moobeelka batariga ka halleeysa

Qofka marka uu mobile soo iibsado wuxuu dareemayaa batriga inuusan dhaqsi ku dhamaanin, laakin marka uu muddo haysto wuxuu arkaa batariga oo si dhaqsi ku dhamaanaya. Haddaba waxa keena batariga taleefanka inuu dhaqsi ku dhamaado waa arrimahan oo dad badan ay ku dhaqaaqaan: 1- iftiinka taleefanka oo aad loo dheereeyo. 2- inuusan qofka shaqysiinin qaab […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada dadka isqaba oo qaab la yaab leh lagu arko

Su’aasha: Asc wllo waxan ku riyodey laba qof oon aqan oo isqaba riyada dhexdeeda lkin labada qof an riyada ku arkay isqaba ismayaqanan. Waxay ahayen mid walashey ama inadertey oo la qabo caruurna leh iyo wiil an isnaqano isna guri leh gabadhna leh wiilka riyada ku arkay saxibkis aya xidhiidh naga dhexeyey guurna ku balanay […]