Categories
Fatwada

Weyneynta faruuryaha dumarka iyo jirka inta kale diinta maxay ka qabtaa

Weyneynta faruuryaha dumarka iyo jirka inta kale diinta maxay ka qabtaa Su’aasha: SCW bahda Daruur aad baan idin salaamaya waxan idinkaga mahadnaqaya siqa qaayaha leh aad noogu soo jawabtaan su’aalaha webkiina waan ku kalsoonahay khayr Allaah ha idin siiyo, Muqdisho waxa laga furay meel lagu qurxiyo dumarka bishimaha ayaa lagu weyneeyaa sidoo kale dabada iyo […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada macalinka hooyo iyo habar yar la cayaarayo

Su’aasha: Asc Wll bahda duruur aad ayad umahadsantihin jasakallah kheyran. Waxan ku riyooday 2 wiil iyo gabadh yar yar oo walalahey eh oo meel fadhiyaan hortooda waxa fadhiyo nin imaam masajid eh ilmaha dhib looshin aye ahayen side uga amarqaten ayan layabay dadkaan caadi mahan wan layabay ano leh ayan kaso tagay xaafada ayan ku […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Gabar ku riyootay iyadoo macalin garaacayo

Su’aasha: Asc Wll bahda duruur aad ayad u mahadsan tihin jasakallah kheyran. Waxan ku riyooday anigoo aadayo meel aan wax ka barto waxan ag maray masajid waalaga adamaay laba naag aya jogay masajidka agtiisa wax aye ku murmaayeen aadanki aya dhamaday mu’adinkii aya albabka so istagay nagihi ayu ku qoslay waxan tagay madrasadii macalinka aya […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada labo dooli ul lagu dilayo

Su’aasha: Asc wll bahda duruur aad ayad umahadsantihin jasakallah kheyrakum. Hooyo ayaa waxey ku riyootay labo dooli  oo isku diba maryeynayo saliga ama sijaayad sida u taqanid markas ul ayey ku dhufatay weyba dhinten. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inay ka adkaan doonto dad cadow ah oo wax ka hallayn rabay, waliba dadkaas waa dumar oo […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada xaaska oo gacmaha iga jarayso anoo caruurta barkad kula jiro

Su’aasha: Asc. Walaal aad baad ugu mahadsan tihiin shaqada wanaagsan aad bulshada u haysaan. Walaal waxaan ku riyooday anoo barkada dabaasha caruurtayda kula dabaalanayo oo barayo dabaasha aadna ufaraxsan, xaaskayga oo barkada banaanka ka taagan baa gacanta midig muruqa iga goynaysa xanuuna ma dareemayo gacanta markay i jartay xataa ee waaba faraxsanahay bidixna waa igoysay […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Qof bidaar leh haduu ku riyoodo asoo timo leh

Su’aasha: Waxan ahay nin bidaar leh,waxan ku ritoodey anigoo timo leh,mar timo jilicsan marna timo adag,ma aa lagu fasiri karaa. Jawaabta: Nin bidaar leh haduu ku riyoodo asoo timo leh riyada waxay tilmaamaysaa inuu heli doono cimri dheer iyo nolol fiican oo hanti la socoto, qofka bidaarta leh riyada timaha waxay u tahay wax fiican […]

Categories
Caafimaadka Health

Timirta raga awood ma usoo celisaa

Timirta raga awood ma usoo celisaa Su’aasha: hadii an cuno 10 kg oo timir ah bil gudaheeda aanan siigeysan galamana sameynin rafaadki siigada maka bogsanaya timirta guska ma weyneysa. Jawaabta: Timirta waa cunto fiican laakin waxa aad sheegtay ma qabanayso xiriir lama laha si toos inay u saameyso awoodda galmada suurtagal ma aha, waa cunto […]