Riyada xaaska oo gacmaha iga jarayso anoo caruurta barkad kula jiro

Riyada xaaska oo gacmaha iga jarayso anoo caruurta barkad kula jiro

Su’aasha: Asc. Walaal aad baad ugu mahadsan tihiin shaqada wanaagsan aad bulshada u haysaan. Walaal waxaan ku riyooday anoo barkada dabaasha caruurtayda kula dabaalanayo oo barayo dabaasha aadna ufaraxsan, xaaskayga oo barkada banaanka ka taagan baa gacanta midig muruqa iga goynaysa xanuuna ma dareemayo gacanta markay i jartay xataa ee waaba faraxsanahay bidixna waa igoysay […]