Riyada macalin anoo ah iyo meel biyo ku jiro lagu dabaalanayo

Riyada macalin anoo ah iyo meel biyo ku jiro lagu dabaalanayo

Riyada macalin anoo ah iyo meel biyo ku jiro lagu dabaalanayo Riyada Riyada 1aad Sc sheekh waxaan ku riyooday anoo ah  macalimad school aan dhigi jiray waan ka maqnaa maalmo markaan imi waaxaan soo qaatay liinmacaan iyo nacnac waxaan ugu imi class macalimad leh maxaa lacag la,aan ka dhigay meesha school lama ogola in lagu […]

Riyada dad badan lala dabaalanayo

Riyada dad badan lala dabaalanayo

Su’aasha: Riyo dabasha dad badan lala dabalanayo biyo badan. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa in dad aad dhex gali doonto oo aad wax la wadaagayso shaqo ama ganacsi ama wax kale oo aad wax ka faa’idayso, guud ahaan riyada waa riyo fiican.

Riyada aniga iyo madaxwaynaha oo dabaalanayno

Riyada aniga iyo madaxwaynaha oo dabaalanayno

Su’aasha: ALLAH MAHADLEH ASC ALLAH MACAK WAAD KU MAHADSAN TIHIIN WAQTIGIINA QAALIGA AH EED NA SIISEEN WAXAAN KU RIYOODAY ANOO KUDABAALANAYO MEEL DHULKA AAD UGA SARAYSOO AAD U QURUX BADAN WAXAANA DADKII HALKAASI IGULA DABAALANAYAY KA MID AHAA MADAXWAYNAHA WADANKAAN JOOGO WAAN IS AG FADHINAY MARKAAN DABAADHA KASOO BAXAY MEEL CIIDOO U QURUX BADAN ALLAH […]

Riyada tagida Makka iyo booqashada xaramka iyo ku dabaalashada wabiyo

Riyada tagida Makka iyo booqashada xaramka iyo ku dabaalashada wabiyo

Su’aasha: ASC ALLAH MAHADLEH WAAD MAHADSAN TIHIIN GUUD AHAAN WEBKA DARUUR ALLAH MACAK WAXAAN KU RIYOODAY ANOO TAGAY MAKAH OO UU II MUUQDO XARAMKII AMA MASAAJIDKA XASHKU WAXAANAN KU DABAALANAYAY WABIYO MAKAH KU YAALO OO AAD U QURUX BADAN ANOO AAD UGU FARAXSANAA TAGIDA XASHKA ALLAH MAHADLEH. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa waxyaalaha Alle aad weydiisan […]

Riyada xaaska oo gacmaha iga jarayso anoo caruurta barkad kula jiro

Riyada xaaska oo gacmaha iga jarayso anoo caruurta barkad kula jiro

Su’aasha: Asc. Walaal aad baad ugu mahadsan tihiin shaqada wanaagsan aad bulshada u haysaan. Walaal waxaan ku riyooday anoo barkada dabaasha caruurtayda kula dabaalanayo oo barayo dabaasha aadna ufaraxsan, xaaskayga oo barkada banaanka ka taagan baa gacanta midig muruqa iga goynaysa xanuuna ma dareemayo gacanta markay i jartay xataa ee waaba faraxsanahay bidixna waa igoysay […]

Fasirka riyada dad badan dabaalanaya

Fasirka riyada dad badan dabaalanaya

Fasirka riyada dad badan dabaalanaya Su’aasha: Waxaan kale oon Ku riyooday dad badan oo dabaalanaaya bada. Jawaabta: Riyadan waxay tusinaysaa dadkaas inay wax isla wadaagayaan ama shirkad ay ka dhexeyso ama arrin inay ku guda jiraan, ama inay ku mashquulsan yihiin wax aan faa’ido u lahayn, waxaa dhici karta in lagaaga digayo falkaas ay samaynayaan. […]