Categories
Caafimaadka Health Talooyinka Consultation

Shakiga badan iyo waswaaska iyo cabsida sababta aan lahayn

Shakiga badan iyo waswaaska iyo cabsida sababta aan lahayn Su’aasha: waxaan dareemayaa markaan kali noqdo walwal iyo cabsi aan sabab lahayn mararka qaar shaki badan ayaa la socdo maxaa sabab u ah maxaase lagu daweyn karaa Jawaabta: Shakiga iyo cabsida waxaa keenayo sababo badan waxaa ka mid ah arrimo adiga aad samaysay ama aad ka […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada hadalka lala hadlayo qof masuul ah

Riyada hadalka lala hadlayo qof masuul ah Riyada: Asc sheekh waxaad ii fasirtaa anigoo lahadlaya nin masuul ah oo aan isnaqano kulane hadlayo teleefon xiligii ciida ayaya ahayd waxaan idhi waan ku soosalamay ee igu salan dhaman asxaabtii inshallah haday khayr tahay ii Soo fair Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa xiriir wanaagsan aad la yeelan doonto […]

Categories
Talooyinka Consultation

Gabdhuhu markay hal mar galmo xaaraan ah sameyan maxay ugu dhiiranaadan

Gabdhuhu markay hal mar galmo xaaraan ah sameyan maxay ugu dhiiranaadan Su’aasha: Maxay tahay sababta ka dambaysa gabdhaha badankood hal mar markay galmo xaaraan ah sameeyan inay marar kale o farabadan sameeyan ugu dhiiranaadan Jawaabta: Qofka marka uu hal mar dambi ku dhaco inta badan wuu sii wadayaa Maxaayeelay shaydaanka ayaa usii qurxinaya dambiga. Sidoo […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Waxan ku riyooday nin aan isku qabiil nahay o ganacsade ah isago lacag isiinaya

Waxan ku riyooday nin aan isku qabiil nahay o ganacsade ah isago lacag isiinaya Riyada: A S C, waxan riyo ku arkay nin aan isku qabiil nahay oo ganacsade ilaahay wax siiyay ah oo aan aad isku naqaano isago lacag isiinaya bal riyadan isoo fasira Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa farxad kuu soo dhow waxaana sabab […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Waxan ku riyooday anigo jaamacad imtixaan ku jiro

Waxan ku riyooday anigo jaamacad imtixaan ku jiro Riyada: A S C, waxan riyo ku arkay anigo jaamacad imtixaan kujira oo qaadanaya marka su’aalaha warqada ku qornayd waxay ahaayeen 10 suaalood waan ka shaqeeyay macalinki intu iga qaaday ayu i saxay kadib ayu warqadi isoo celiyay marka tobankii suaalood 2 mise 3 suaalood unbaa khalad […]

Categories
Talooyinka Consultation

Gabdhaha la guursanin ee bikradda ah iyo gabdhaha aan bikradda ahayn dhaqan koogu miyu kala duwan yahay

Gabdhaha la guursanin ee bikradda ah iyo gabdhaha aan bikradda ahayn dhaqan koogu miyu kala duwan yahay Su’aasha: A S C, gabdhaha la guursanin ee bikradda ah iyo gabdhaha aan bikradda ahayn yacni gabdhaha aan waligood galmo xaaraan ah rag la soo samayn iyo gabadhaha galmada xaaranta soo sameeyay dhaqanka ay lee yihin iskumid miyaa […]

Categories
Talooyinka Consultation

Raga dumarka ku cayaaro astaamaha lagu garto

Raga dumarka ku cayaaro astaamaha lagu garto Su’aasha: scw walaal waxaan rabaa inaad iga jaahilbixisaan ninka ku jecel maxaa lagu gartaa iyo midka beenta kuu sheegayo markuu ku shukaansanayo, astaan lagu garan karo ma jirtaa raga beenta badan oo dumarka ku cayaarayo. Jawaabta: Ninka beenta badan oo naagta ku cayaari rabo astaamooyin badan ayaa lagu […]