Categories
Caafimaadka Health Talooyinka Consultation

Waxtarka xulbada laga heli karo xaga caafimaadka

Waxtarka xulbada laga heli karo xaga caafimaadka Su’aasha: Ninka raga xulbada miyay siin kartaa awood xaga galmada maxase ay u roon tahay caafimaad ahaan qof marka uu cuntada ku darsanayo. Jawaabta: Xulbada waxay ka mid tahay dhirta daawada ah, raga iyo dumarka wax badan ayay u tartaa. Waxaa ka mid ah jirrooyinka caloosha sida laabjeexa […]

Categories
Caafimaadka Health Talooyinka Consultation

Shahwada ninka 35 jirka iyo ka 20 jirka keeba awood badan

Shahwada ninka 35 jirka iyo ka 20 jirka keeba awood badan Su’aasha: A S C, Marka hore waxan idin lee yahay dhamaan bahda. Suaashaydu waxay tahay shahwada nin 35 jir oo balwada aad u isticmaala gaar ahaan jaadka iyo sigaarka iyo shahwada wiil 20 jir ah isaguna jaadka aa ku badnayn o marmar isticmaala marka […]

Categories
Bulsho Society Talooyinka Consultation

Naagaha lacagta jecel raga waxa ay ku samayn karaan

Naagaha lacagta jecel raga waxa ay ku samayn karaan Su’aasha: scw waxaan jiro dumarka lacagta aad u jecel xataa nimanka aan kala xishoonin inay lac weydiistaan ama lacag ka qaataan naagaha dhilooyinka lacagta lagu fuulo ayaad mooddaa qaabka ay u dhaqmaan waso boodaan markay nin lacag leh arkaan hadaba naagaha astaamaha lagu garto waa maxay […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada diiqa yeerayo oo guriga soo galayo

Riyada diiqa yeerayo oo guriga soo galayo Riyada: riyada diiqa oo guriga soo galayo maxaa lagu fasiraa hadduu yeero waa diiq guduudan oo weyn Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa qof hadal badan oo sheeko kuu keenayo inuu kuu imaan doono. Diiqa waxaa kale lagu fasiraa ilmo yar oo dhalinyaro ama qof salaadda dadka ugu yeero.   […]

Categories
Caafimaadka Health Talooyinka Consultation

Bararka xubinta taranka marka dhiiga caadada gabadha ka dhamaado

Bararka xubinta taranka marka dhiiga caadada gabadha ka dhamaado Su’aasha: bararka siilka maxaa keeno marka caadada ay iga dhamaato waxan isku arkay xubinta oo aad ii bararaysa waxay soo dayanysaa dhacaan badan oo kastuumada xataa soo dhaafaya waxaa la socdo cuncun daran ma cudur baa i fahansiiya idinkoo mahadsan Jawaabta: Waa arrin dabiici ah taas, […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada guriga laga baxayo salaatu leyl la tukanayo oo muqumad la cunayo

Riyada guriga laga baxayo salaatu leyl la tukanayo oo muqumad la cunayo Riyada: Sc sheekh waxaan ku riyooday anigoo ka baxay guriga meel banaan ah u baxnay oo guriga u dhaw ku tukanaya salaad layl aniga iyo walashay meel naga horeysa waxa soo istaagayay nin hadana wuu noqonayay markaan guriga ku soo soconay waxaan ka […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada aniga oo dhintay qabriga lay wado

Riyada aniga oo dhintay qabriga lay wado Riyada: Waxan ku riyoday anigoo dhintay dadka igu hareeraysana waan maqlayay oohintoda hadalkoda iyo in la iisi wado qabriga inaan hadlo ayaan rabaa laakin waan ogaa inaan dhintay mana is dhaqajin karin sidii qof rabo inuu dhaho ha ooyina anigu waan dhintaye maxa lagu fasiri shekh Fasirka: Riyada […]