Riyada anoo dilayo walaashayda iyo deriska Riyada: Sheekh waxan ku riyodey ano habeena walashey dilay oo anu naftayda ku leyay ehelu naar bad tay walwal badana ihayo midi ayan galiyey lkn may dhiman habeen kalana waxa ku riyodey ano wiil dariska dilayo habeen kana walwal badan ba ihayey isna mu dhiman riyada dhexdeeda please ifasiir […]
