Categories
Riyooyinka Dreams

Riyo anoo dilaya mas sariirta hoosteeda ku dhuumanaya

Riyo anoo dilaya mas sariirta hoosteeda ku dhuumanaya Su’aasha: Asc waxaan ku riyoodey mas sariirta hoosteda alwaaxa ku dhuumanaya in aan dilo baan rabaa qof baa i leh iskadaa ana waxaan leyahay dayn mayo wuu soo baxaya oo qof cuni karaa. Jawaabta: Cadowgaaga ayaad heli doontaa wuu kuu gacangali doonaa waadna ka guulaysanaysaa, maska saan […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada nin dhar wasakh leh xiran iyo anoo dhar nadiif wata

Riyada nin dhar wasakh leh xiran iyo anoo dhar nadiif wata Su’aasha: Assalaamu caleykum waxaan ku arkay nin wada shaqeyneen oo uxiran dhar wasakh ah, anigana xiranahay dhar nadiif ah, waana wada sheekeysanay , maxay noqoney?. Jawaabta: Dharka wasakha wuxuu tilmaamaa qofka inuu ku kaco falal aan wanaagsanayn ama dambiyo waxaa laga yaabaa digniin inay […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Nin wuxuu arkay nin ballan ka dhexeeyay

Su’aasha: Asc, nin wuxuu arkay nin ballan ka dhexeeyay oo shaqo siin ah ,ninkana asoo wato buug. Jawaabta: Riyada waa khayr wuxuu gaaraa dantiisa arinta uu raadinayo ayaa u suurtagalayso waxaa laga yaabaa shaqo inuu ka helo ninkaas uu la kulmay.

Categories
Riyooyinka Dreams

Waxaan ku riyooday anoo koob shaah cabaayo

Su’aasha: Asc , waxaan ku riyooday anoo koob shaah cabaayo oo meel joogo garaneyn . Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad ka dhergi doonto wax aad raadinayso oo aad farxad dareemi doonto sidoo kale inaad dhex gali doonto bulsho aad ku farxayso.

Categories
Riyooyinka Dreams

Waxaan Ku riyooday tahriib iyo gaari fariinka goostay

Su’aasha: Asc gudomiye : waxan Ku riyooday Dhul Buura ah oo doog ah iyo nin an garanaayo oo xaas leh iyo aniga iyo asaga oo aan tahriib Rabnay waxa dhacday Inuu asiga Ninkaasi Tago ana waxan islahaa xage u socda ninkan xaska leh xaakaso uur lahayd aniga waxan fiiriyay Saacada waxan arkay Inay noqotay Fiidki […]

Categories
Fatwada

Hadaan musqusha ku weysaysanayo magaca Alle ma ku xusi karaa

Su’aasha: Musqusha way iskudaxtasha tan laguxaja kuto iyo tan gubayska Wana kudax weysa qata bisinka malagu Dax akhrin kara markad weyso qadaneyso ood mida bafka tagantahay. Jawaabta: Qofka hadduu musqusha ku weysaysanaya culimada u arka inay waajib tahay in bismillaah la yiraahdo dhib uma arkaan, culimada u arka in bismillaah sunna ay tahay waxay oranayaan […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada acounka phonkayga oo wada lacag ah

Su’aasha: ASC ALLAH MAHADLEH WAAD MAHADSAN TIHIIN ALLAH MACAK WAXAAN KU RIYOODAY ANOO LACAGTA TELEPHONKAYGA OO AY SIDA ROOBKA LACAGTU UGU SOO DHACAYSO DADKA QAARBAA SOO DIRAY $1BILYAN iyo badh QAARBAA SOO DIRAY $ 1.125 MIDBA WAX LIIS DHEER …….. $507 ……..$4007 ……..$125 ……..$$70666 OO WADA LACAG AH OO BUUXIYAY PHONKAYGA ANOO AAD U FARAXSAN […]