Categories
Riyooyinka Dreams

Gabar ku riyootay nin masaar u wato ooy ka cararayso

Su’aasha: Waxaa kuriyoday ano jamacad ka imaday duhur a guriga imaday waxa kariyay qado kadib alaab aa dhaqay markaas waxaa rabay ina banaanka wax kadoonto waxaaba ilbaabka darajiinka fadhiyo nin ana kaseenin o markaas a ufasirtay ino maskiin yahay kadib ninki marka ilbaabka qab soosiiyay ooba dagaal ilasoo aaday misaar oo wataa ino igu dhufto […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Hooyadey ayaa riyo ku aragtay anigoo wiilal badan i dilayaan

Su’aasha: Sxb waku salaamay waxay Hooyadey iisheegtay mar dhexdaas inay ku riyootay anigoo guri laygu goobanaayo oo wiilal badan i garaacaya iyadana ay ku soo naxday Jawaabta: Waan ku salaamay saaxiib riyada waxay tilmaamaysaa in dad wax idinka dhexeyn doono oo wax aad ku doodi doontaan, marka taxdar ka qab waxyaalaha qaar, sidoo kale riyada […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada meel ay wada joogaan xigtadu iyo booqashada qof jirran

Su’aasha: ASC ALLAH MAHADLEH WAAD MAHADSAN TIHIIN GUUD AHAAN WEBKA DARUUR ALLAH MACAK WAXAAN KU RIYOODAY ANOO DHEXJOOGA GURI WAYN OO AY KA BUUXAAN DUMARKII XIGTADA IYO QARAABADOO DHAN WAXAN GALAY GURI AY KU TUKANAYAAN DUMARKOO DHAMI ANIYO WALKAY IGA WAYNI WAXAANANU SOO BOOKHANAYNAY DHAMAANTAYO GABADH AAN ILMADEER NAHOO BUKHTA WAXANANU DIYAARINAYNAY DUCO WAYN OO […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada tagida Makka iyo booqashada xaramka iyo ku dabaalashada wabiyo

Su’aasha: ASC ALLAH MAHADLEH WAAD MAHADSAN TIHIIN GUUD AHAAN WEBKA DARUUR ALLAH MACAK WAXAAN KU RIYOODAY ANOO TAGAY MAKAH OO UU II MUUQDO XARAMKII AMA MASAAJIDKA XASHKU WAXAANAN KU DABAALANAYAY WABIYO MAKAH KU YAALO OO AAD U QURUX BADAN ANOO AAD UGU FARAXSANAA TAGIDA XASHKA ALLAH MAHADLEH. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa waxyaalaha Alle aad weydiisan […]

Categories
Caafimaadka Health Talooyinka Consultation

Dumarka meeqa jeer ay biya bixi karaan

Dumarka meeqa jeer ay biya bixi karaan Su’aasha: sc gabadha waxan maqlay wax badan inay biyabixi karto hadalkas maxaa ka jiro ma jirtaa naag dhor jeer biyaha shahwada ka iman karaan  Dumarka meeqa jeer ay biya bixi karaan malga yaba inay bananka uso baxaan markay biyabaxayso. Jawaabta: Taas way dhacdaa naago qaar ayaa sidaas ah […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada dhukay anoo dhagta kasoo bixinayo

Su’aasha: Asc wllo waxan ku riiyooday anoo dhagtayda ka soo bixinaya dhukay aad u weyn marka riyaadas maxay noqon karta. Jawaabta: Waxaa kusoo gaaraya warar aad ku farxayso, inshaa Allaah goor dhow waxaad maqlaysaa war ku farxin doono, dhukayga oo dhegta lagasoo bixinayo waa riyo wanaagsan oo tusinaysa in qofka war fiican uu heli doono.

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyo wiil aan wada socono ba waxaa u timid gabar uu yaqan lakiin aniga aqoon

Su’aasha: Asc waxaan ku riyoodey xalay wiil aan wada socono anago isla joogna baa gabar aan aqoon oo isagu yaqaan u timid wuxu ku yiri gabadha la fariiso marabo in ay ka hinaasto qalbigayga buu ilaalinayay ee noo fasira riyadan walalayaal. Jawaabta: Riyada waxaa laga fahmayaa in gabar ay jirto oo raadsanayso ninka adiga aad […]