Riyada yaxaas ilmo yar cunay webiga dhexdiisa

Su’aasha: Asc waxaan ku riyoodey aniga oo wabi gadaashiisa jooga dhulka dhan wada biyo ah wabiga waxaa ag joogey wiil yar kadib yixaas ayaa qabsadey anigane aad ayaan unaxsanaa biyaha meel aan uga gudbo malaheen markuu yixaaski wiilki yaraa cuney ayaan is dhahay biyaha dhax mar ka dib waan soo dhax marey aniga iyo wiilal […]
Riyada biyaha webiga oo soo fakaday

Su’aasha: Asc, waxaan arkay anoo ag maraayo webi buuxa oona lasocdo nin aqaano i sheekeynaayo , webiga banaankiisa waxaa buuxay biyaha soo fakaday , aan biyaha dhex lugeyneyno , wax yaxaas ahna ma arag, maxay noqoney ? Jawaabta: Riyada waa khayr badan iyo barwaaqo iyo aaran, waxaa kale ay tilmaamaysaa inaad ka gudbi doonto dhibaatooyinka […]
Riyada webiga lagu qubaysanayo oo laga gudbayo

Su’aasha: Asc xalay waxan ku riyooday anoo Wabiga ku qubeysanaya oo biyo badan ay socdaan lakiin wax halis kama dareemin marka laga reebay alaab aan watay sida tarmuus iyo kirliga shaaha aan waayay iyo inaan si nabadoon oo an cabsi laheyn ugu baxay dhanka kale ee wabiga anoo dabaalanaya kadib markan xaga tagay family la […]
Riyada yaxaas qabsanaya ilmo yar

Su’aasha: Asc , nin wuxuu arkay asaga , xaaskiisa iyo canugiisa yar oo wiil ah ku jiraan wabi, yaxaas ku soo baxday waxay qabsatay wiilkii , ninka wuu qayliyay ka qabo wiilka qabsatee waa laga dhiciyay wiilka , maxay noqoneey ? Jawaabta: Qof khiyaano badan oo xaasid ah ayaa dhib idin geysan raba waxaa kugu […]
Riyada tagida Makka iyo booqashada xaramka iyo ku dabaalashada wabiyo

Su’aasha: ASC ALLAH MAHADLEH WAAD MAHADSAN TIHIIN GUUD AHAAN WEBKA DARUUR ALLAH MACAK WAXAAN KU RIYOODAY ANOO TAGAY MAKAH OO UU II MUUQDO XARAMKII AMA MASAAJIDKA XASHKU WAXAANAN KU DABAALANAYAY WABIYO MAKAH KU YAALO OO AAD U QURUX BADAN ANOO AAD UGU FARAXSANAA TAGIDA XASHKA ALLAH MAHADLEH. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa waxyaalaha Alle aad weydiisan […]
Riyada maydhashada balayga iyo nin fool xun

Riyada maydhashada balayga iyo nin fool xun Su’aasha: Asc Allah mahadleh ilaahay ajar iyo xasanaad ha idinka siiyo guud ahaan webka Allah macak codsi hala ii fasiro oo kaliya haday fiican tahay many thanks waxaan ku riyooday anoo balay buuxo ku maydhanaya meel wada dooga ah biyo nadiifa kabacdi waxaa dhinacaasi taagnaa nin buka oo […]
Riyada qofkii waayo ilmaha yar uu dhalay oona webiga ag jooga

Su’aasha: Asc wll waxan xalay ku riiyooday aniga iyo xaaskeyga , wiikkeyga iyo gabar duumashiday anaga oo joogna meel wabi ah kumana qubeysan lakiin agtiisa ayan fadhinay lakiin marka dambe waxan wayay wiilka yara waxana leeyahay wabiga amuu ku dhacay ama yaxas ma cunay anoo raadinaya oo qeylinaya soo kacay haddan indhaha kala qaadaba waa […]
