Riyada qof xanuunsan oo la leeyahay wuu caafimaadayaa

Su’aasha: Asc waxaa jirta gabadh walaashay oo xanuunsan xalay waxaan ku riyooday iyadoo la leeyahay Jin baa hayo wuuka baxayaa mar dhow way caafimadeysaa maxaa lagu fasiri karaa riyadaas Su’aashii aheyd rasuul Somali ah inuu jiray Malaga yaabaa faah faahin dheeraad ayaan uga baahanahay ma waxaa ula jeediin waa macquul in uu jiray. Jawaabta: Riyada […]
Riyada cusbitaal aad wayn iyo dad badan la caawinayo

Su’aasha: ASC ALLAH MAHADLEH WAAD KU MAHADSAN TIHIIN WAQTIGIINA QAALIGA AH EED NA SIISEEN ALLAH MACAK WAXAAN KU RIYOODAY ANOO DHEXJOOGA CUSBITAAL AAD U WAYN OO BALAADHAN AAD U BUUQA DADBADANI YAALAAN ANOO SI AAN XAALADOODA U OGAADO MAQSIN MAQSIN BUKAANADA OO BUUXA U WARAYSANAYA XAALADOODA QAYBTA DUMARKA OO AAD U BUUXDAY AAN BUKAANADA DADKA […]
Waxan ku riyoday aabahey oo xanunsanayo cirbad falebana gacanta ugu jirto

Su’aasha: Asc “waxan ku riyoday aabahey oo xanunsanayo cirbad falebana gacanta ugu jirto oo ilmenayo xanun darana haayo” mexe tahay fasiraadeda Jawaabta: Haddii aabbahaaga uu dhintay riyada waxaa lagu fasiraa inuu duco kaaga baahan yahay oo uu dhib ku jiro hadduu nool yahay riyada waxay tilmaamaysaa in kaalmo uu u baahan yahay oo uu rafaadsan […]
Naag waxay aragtay ninkeeda ku dhahaayo waxaa aadaa familkeena

Su’aasha: Asc , naag waxay aragtay ,ninkeedana hore u xanuusanaa , ninkeeda ku dhahaayo waxaa aadaa familkeena u joogo gobol kale , ayada ku leh maya maya ma baxeysid, walaasheeda wacday way timid , walaasheeda waxay dhahday quraan saar ayaan geyneynaa , waana lageeyey asaga quraan saarka , maxay tahay riyadan ? Jawaabta: Riyada waxay […]
Riyada meel ay wada joogaan xigtadu iyo booqashada qof jirran

Su’aasha: ASC ALLAH MAHADLEH WAAD MAHADSAN TIHIIN GUUD AHAAN WEBKA DARUUR ALLAH MACAK WAXAAN KU RIYOODAY ANOO DHEXJOOGA GURI WAYN OO AY KA BUUXAAN DUMARKII XIGTADA IYO QARAABADOO DHAN WAXAN GALAY GURI AY KU TUKANAYAAN DUMARKOO DHAMI ANIYO WALKAY IGA WAYNI WAXAANANU SOO BOOKHANAYNAY DHAMAANTAYO GABADH AAN ILMADEER NAHOO BUKHTA WAXANANU DIYAARINAYNAY DUCO WAYN OO […]
Riyada nin xanuunsan oo i salaamayo

Su’aasha: Asc wll qalii fadlan waxan kadoonaya in aad riyadan ifasirto wll nin jarkayna oo xanuunsan baa jira oo sariir fuul ah xanuun dartiii anan xadli karin xitaaa wll marka aniga waxan kuriyodi ninkas oo socta watada xili maqrib ah ana gurigayna baan kujura albaabka banaanka aya furan xfda dhaxteeda baan kucayarsiinaya gabadh yar uu […]
