Categories
Talooyinka Consultation

Su’aalaha qaar maxaan looga jawaabaynin

Su’aalaha qaar maxaan looga jawaabaynin Su’aasha: Su’aal Ayaan Maalmö kahor idin so waydiyay jawaabteda mahelin. Jawaabta: Su’aal kaste jawaab ayay leedahay laakin haddii su’aasha laga jawaabi waayo waxaa laga yaabaa in sabahana ay jiraan: 1- in su’aasha aysan caddeyn oo hadalka aan la famaynin ujeeddada laga wado. 2- in su’aasha isla iyada ay ku sugan […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada walaasha ka sheekaynaysa ninkeeda wax dhintay camal ah

Su’aasha: Asc waxaan ku riyooday walashay Oo hada aan la joogo nin ay horay uso guursaday Oo ka dhintay iyado laga wareysanayo iyada ay dhalecaynayso lakin dadka Ay leyihiin nin wanagsan ayuu aha Fg waxa xuusid mudan in walashay nin ka dhintay uu jirin nin ay isla bilaben nolasha hada uwuu nool yahay uuna qabo […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada qof imaam ah oo salaada ku dhadhacaayo

Su’aasha: Asc waan idin salamy darur media iyo dhaman akhristaha salan ka dib waxan ku riyoday anigoo masajidka joga kadib leygu dhahaayo kalay natuji kadib aan salda tujinayo dadka balse salada anigoo tujinayo ayaan dhadhacaya qof cabsan oo kale runtii markan quranka akhrinayo xita waan dhadhacay wana soo istagaya aniga dhan tabar xitaa ku tujiyo […]

Categories
Caafimaadka Health

Xanuunka xininyaha marka geedka saliid lagu daliigo

Xanuunka xininyaha marka geedka saliid lagu daliigo Su’aasha: waxan daliigayay guska anigo saliid adeegsanaya wuu kacay 10 daqiiqa ayaan sidaa kuwaday waan joojiye kadib xiniinyaha ayaan xanuun ka daremay maxan sameya majoojiya massageka mise waan wada Jawaabta: Xanuunka aad dareentay waa biyaha oo meesha soo istaagay, qofka marka uu kacsado oo biyaha uu celiyo xanuun […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada akhrinta kitaabka quranka

Su’aasha: ASC ALLAH MAHADLEH WAAD MAHADSAN TIHIIN GUUD AHAAN WEBKA DARUUR ALLAH MACAK WAXAAN KU RIYOODAY ANOO AKHRINAYA KUTUBKA QURANKA KARIIMKA AH AH XALAY ALLAH MAHADLEH. Jawaabta: Guud ahaan riyada akhriska quraanka kariimka waa riyo wanaagsan oo tusinaysa iimaan saxan iyo hanuun iyo nolol wanaagsan oo aad heli doonto aduun iyo aakhiraba.

Categories
Talooyinka Consultation

Gabar 24 jir ayaan ahay naaskay biya ayaa ka yimada marka caado aan qabo

Su’aasha: waxaan ahay gabar 24 jir ah aan nin iama qabo maalmo kahor waxaan isku arkay iyadoo dhiiga caadada ii joogo naaska bidix oo biyo khafiif ka ka imanaya maxay noqon kartaa arintaas cudur miyaa waxa xanuun ah ma jiro. Jawaabta: Sababo badan ayaa keeni kara naaska in dhacaan biyaha oo kale ka yimaado waxaa […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada nin dhintay mar hore oo wax ii sheegaya

Su’aasha: Assalaamu caleykum , waxaan arkay nin weyn  oo dhintay mar hore , asaga isheekeynaya waxan ku daray wiilkeyga islaan hibil gabadheeda asaga oo sheegaayo , waan aqaanaa wiilkiisa iyo asaga , maxay noqoney riyadan? Jawaabta: Waxaad ogaan doontaa arin kaa qarsooneyd oo wiilkiisa ku saabsan ama isaga ku saabsan, riyada arin sir ah ayay […]