Skip to content
Home
Talo weydii
Online Dictionaries
All Free AI tools websites
Contact us
Arabic
Riyada akhrinta kitaabka quranka
Su’aasha:
ASC ALLAH MAHADLEH
WAAD MAHADSAN TIHIIN GUUD AHAAN WEBKA DARUUR ALLAH MACAK
WAXAAN KU RIYOODAY ANOO AKHRINAYA KUTUBKA QURANKA KARIIMKA AH AH XALAY
ALLAH MAHADLEH.
Riyada akhrinta kitaabka quranka
Jawaabta:
Guud ahaan riyada akhriska quraanka kariimka waa riyo wanaagsan oo tusinaysa iimaan saxan iyo hanuun iyo nolol wanaagsan oo aad heli doonto aduun iyo aakhiraba.
Tagged
Riyada Akhriska Quraanka
,
Riyada Kitaabka Quraanka
Leave a Reply
Cancel reply
You must be
logged in
to post a comment.