Riyada ilma yar oo Sariir saaran oo ku dul jiifay kitaabka quranka

Riyada ilma yar oo Sariir saaran oo ku dul jiifay kitaabka quranka

Su’aasha: ASC Waxan riyo Ku arkay Ilma yar oo Sariir Saaran Ilmahaas oo joogay Waxa Ag yaalay ama u Ku Dul jiifay kitaabka quranka ilmahana quranka ayu Ku dhididay inu Kala goaayay kitabka oo kale ana wan kaso bixinaayay quranka Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa in lagaaga baahan yahay quraanka inaad ku dadaasho akhriska iyo fasirka […]

Riyada akhrinta kitaabka quranka

Riyada akhrinta kitaabka quranka

Su’aasha: ASC ALLAH MAHADLEH WAAD MAHADSAN TIHIIN GUUD AHAAN WEBKA DARUUR ALLAH MACAK WAXAAN KU RIYOODAY ANOO AKHRINAYA KUTUBKA QURANKA KARIIMKA AH AH XALAY ALLAH MAHADLEH. Jawaabta: Guud ahaan riyada akhriska quraanka kariimka waa riyo wanaagsan oo tusinaysa iimaan saxan iyo hanuun iyo nolol wanaagsan oo aad heli doonto aduun iyo aakhiraba.

Riyada anigoo wiil saaxiibo nahay kitaabka Quran ka siinaya

Anigoo wiil saaxiibo nahay kitaabka Quran ka siinaya

Su’aasha: Asc ilaahay ha idin ilaaliyo Allahuma aamiin xalay ayaa waxanku riyooday wiil aanu sxbo nahay oo khadar layidhaa ayaa iiyimid waxuu igu yidhi lacag ayaan rabaa isii waxanku idhi saxuurtii baa soo dhawe xiligan lacagta maxad ku falaysaa waxuu igu yidhi jaad ayaan rabaa inaan soo iibsato waxan ku idhi jaadka iskadaa inta suxuurta […]