Su’aalaha qaar maxaan looga jawaabaynin

Su’aasha:

Su’aal Ayaan Maalmö kahor idin so waydiyay jawaabteda mahelin.

Su'aalaha qaar maxaan looga jawaabaynin
Su’aalaha qaar maxaan looga jawaabaynin

Jawaabta:

Su’aal kaste jawaab ayay leedahay laakin haddii su’aasha laga jawaabi waayo waxaa laga yaabaa in sabahana ay jiraan:

1- in su’aasha aysan caddeyn oo hadalka aan la famaynin ujeeddada laga wado.

2- in su’aasha isla iyada ay ku sugan tahay webka daruur oo siyaado kale aysan wadanin.

3- in su’aasha ay tahay kaftan iyo cayaar wax u eg oon loola jeedin faa’ideysi.

Haddaad rabto su’aashaada in laga jawaabo iska ilaali waxa aan kuu soo sheegay.

 

Talooyin aad ku guuleysan karto imtixaanka shahaadiga

 

Every question has an answer, but if the question is not answered, there may be reasons:

1- the question is not clear and the purpose of the statement is not understood.

2- the question itself is on Daruur.com and is not shared by others.

3- the question is a joke and a game that is not intended to be profitable.

If you want your question to be answered, avoid what I have told you.

Leave a Reply