Categories
Talooyinka Consultation

Gabar doob ayaan ahay maskaxdayda kama baxo fikirka galmada

Gabar doob ayaan ahay maskaxdayda kama baxo fikirka galmada Su’aasha: scw waxay ahay gabar aan wali guursan yarantayda ilaa iyo hada waxa i wareerinaya fikirka gamada heer waxaan gaaray innaan iska reebi waayo xataa markaan buug akhrisanayo waxaa maskaxda iga soo galo raaxada galmada waxay ugu dran tahay markaan seexanayo niyada waxaa isagaso galo anoo […]

Categories
Caafimaadka Health

Siigada Qaab Dabiici Ah Miyaa Looga Soo Kabsadaa

Su’aasha: Siigada Qaab Dabiici Ah Miyaa Looga Soo Kabsadaa MISE Waa Shardi Inuu Qofku Is Nafaqeeyo. Jawaabta: Haa haddii qofka uu iska joojiyo, laakin hadaad sii waddo wax aad kasoo kabsanayso ma jiraan, waxaa kuu sii kordhaya dhibka ay kuu keenayso.

Categories
Caafimaadka Health Talooyinka Consultation

Goormaa La Odhan Karaa Qofku Siigada Wuu Kasoo Fiicnaan Karaa

Goormaa La Odhan Karaa Qofku Siigada Wuu Kasoo Fiicnaan Karaa Su’aasha: Goorma Ayaa La Odhan Karaa Qofku Siigada Wuu Kasoo Fiicnaan Karaa. Jawaabta: Marka uu si toos uga haro falka siigada, maxaayeelay siigadu saan in badan soo sheegnay waxay qofka u keentaa niyadjab iyo cudur nafsi ah, waxaa usii dheer nafaqada jirkiisa uu bilaash ku […]

Categories
Caafimaadka Health

Liinta Macaanta Faaiidooyinkeeda waa maxay

Liinta Macaanta Faaiidooyinkeeda waa maxay Su’aasha: Liinta Macaanta Faaiidooyinkeeda iisheeg Sidoo Kale Dhibaatooyinka Ay Siigadu igu Sababtay Miyay Iga Caawinaysaa inaan Kasoo Kabsado Liin Macaantu Jawaabta: Liinta bambeelmada waxa badan ayay u roon tahay waxay leedahay vitamin c, guud ahaan jirka ayay u fiican tahay, indhaha aad ayay wax ugu tartaa, sidoo kale caafimaadka maqaarka […]

Categories
Caafimaadka Health

Dhibaatada siigada dareenka dabiiciga ma saameysaa

Dhibaatada siigada dareenka dabiiciga ma saameysaa Su’aasha: Intaan Aafada Kudhex Jiray Dareenka Dabeeciga Ah Waan Lahaa Laakiin Markaan Aafadii Iska Daayay Een Waliba Mudo Kasii Maqnaa Dareenkaygii Dabeeciga Ahaa Waan Iska Waayay Maxaa La Odhan Karaa Markaa Mise Xaalad Kale Oo Caafimaad Daro Ayaa Jirta Jawaabta: Waxaa keeni kara arinta aad sheegtay xumaanta iyo daawashada […]

Categories
Caafimaadka Health

Dhibaatooyinka nafsaaniga siigadu keento waxa daawo u ah

Su’aasha: Dhibaatooyinka Nafsaaniga Ah Ee Ay Siigadu Sababto Sideen Ula Tacaali Karaa Dhakhtar Miyaan Tagaa Mise Si Dabeeci Ah ayay iiga Tagayaan Jawaabta: Waxaad kaga soo kabsan kartaa inaad ka fogaato marka hore, sidoo kale inaad ku dadaasho salaadda iyo soonka iyo cibaadada, waxa ugu fiican nafta lagu daaweeyo waa quraanka kariimka iyo xuska Alle, […]

Categories
Caafimaadka Health

Qof caato ah qaabka uu ku cayili karo oo sahlan

Su’aasha: Waxaan Ahay Shaqsi Caato Ah Miisaankayguna Waa 58 kg Socodka lugta Ayaan Sameeyaa Galabtii Iyo Aroortiiba Markaa Miyaan Joojiyaa Socodka Mise Waan Sii Wadaa Laakiin Hadii Aan Sii Wado Malaga Yaabaa Inaan Sii Noqdo Caato Saaid Ah Jawaabta: Taas waxay ku xiran tahay cuntada aad cunayso way dhici kartaa inaad sii caatowdo, teeda kale […]