Dhibaatada siigada dareenka dabiiciga ma saameysaa
Su’aasha:
Intaan Aafada Kudhex Jiray Dareenka Dabeeciga Ah Waan Lahaa Laakiin Markaan Aafadii Iska Daayay Een Waliba Mudo Kasii Maqnaa Dareenkaygii Dabeeciga Ahaa Waan Iska Waayay Maxaa La Odhan Karaa Markaa Mise Xaalad Kale Oo Caafimaad Daro Ayaa Jirta

Jawaabta:
Waxaa keeni kara arinta aad sheegtay xumaanta iyo daawashada filimada xunxun iyo dumarka qaawan, ka fogow waxaas oo dhan dabiici ayaad noqonaysaa, qofka marka uu dhowrsan yahay awood ayuu leeyahay, laakin qofka siigada ku jiro niyadjab iyo tabaryar ayuu ka qaadaa falkaas foosha xun.
Siigada qofka dhererkiisa ma gaabisaa
The thing you mentioned can be caused by bad habits and watching bad movies and naked women. Stay away from all of that and you will become natural. A person who is protected has power, but a person who is in the dust is depressed and weak and succumbs to that ugly act.
