Gabar doob ayaan ahay maskaxdayda kama baxo fikirka galmada
Su’aasha:
scw waxay ahay gabar aan wali guursan yarantayda ilaa iyo hada waxa i wareerinaya fikirka gamada heer waxaan gaaray innaan iska reebi waayo xataa markaan buug akhrisanayo waxaa maskaxda iga soo galo raaxada galmada waxay ugu dran tahay markaan seexanayo niyada waxaa isagaso galo anoo nin i istiimanayo raaxo daran ayaan dareemaa iskama joojin karo maxaan sameeyaa ilataliya.

Jawaabta:
Fikirka noocaas ah dadka qaarkii wuu u imaanayaa, raga ayaana u badan, dumarka waa ku yar yahay, waxaa sababa dareenka qofka oo badan, waxaad ku dadaashaa inaad soonto oo aad isku mashquuliso waxyaalo kale faa’ido naftaada u leh, marka aad guursato waxaas way kaa hari doonaan, habeenkii markaad seexanayso weysasyso kaddib akhri adkaarta hurdada inshaa Allaah niyaddaada way kuu dagaysaa.
Galmada aroortii iyo caafimaadka ninka iyo naagta
Halkan ka daawo riyada raaxada galmoodka
This kind of thinking occurs to some people, mostly men, and rarely to women. It is caused by a person’s overwhelming emotions.
You should try to fast and keep yourself busy with other things that are beneficial to yourself.
When you get married, you will leave this behind.
When you go to sleep at night, recite the power of sleep, God willing, your intention will be calm.
