Categories
Caafimaadka Health Talooyinka Consultation

Ninkayga marka aan la raaxaysanayo kaadi daran baa iqabato

Ninkayga marka aan la raaxaysanayo kaadi daran baa iqabato Su’aasha: scw bahda daruur ninkayga marka aan la raaxaysanayo kaadi daran baa iqabato kaadina igama timado markan musqusho aado cudur miyaa i hayo. Jawaabta: Kaadida xiligaas ku qabato waxaa laga yaabaa inuu dareenka sabab u yahay, dumarka qaar dareenkooda awood ayuu leeyahay waxay dareemaan inay kaadi […]

Categories
Caafimaadka Health Talooyinka Consultation

Dhibka Siigadu Qofka Goormuu Bilawdaa Goorma Ayuu Ka-Hadhaa

Su’aasha: Dhibka Siigadu Qofka Goormuu Bilawdaa Goorma Ayuu Ka-Hadhaa Jawaab Wcn Dr Jawaabta: Taas dadk way ku kala duwan yihiin qofba waa si, guud ahaan siigada qofka marka uu sameeyo waxaa ku bilowdo dhib nafsi ah, kaas wuxuu bilowdaa marka qofka uu biyabaxo, wuxuu dareemaa yaxyax iyo xishood, marka uu dadka la hadlayo wuxuu dareemaa […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada tuug laga cararayo kadib la duulayo

Su’aasha: Asc waxan kuriyoday ano gurigeyga nin tuuga kuwaregsanayo markan baxmagay wa isocersaday asago ihanjabaya Ana wan dulay o samada ukacay meldhexe ayan dulayay Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad ka badbaadi doonto cadow dhib kula maagan kadib inaad heer sare gaari doonto, riyada duulimaadda waa riyo aad u fiican waxay tilmaamaysaa inaad meel sare gaari […]

Categories
Caafimaadka Health Talooyinka Consultation

Dhibaatooyinka siigada qaar qofka aan ka harin miyaa jiro

Dhibaatooyinka siigada qaar qofka aan ka harin miyaa jiro Su’aasha: Dhibaatooyinka Ay Siigadu Qofka Ukeento Nuucay Doonaanba Ha Ahaadaane QOFKU haduu Ka Hadho Siigada Xitaa Isaga oo-Isnafaqayn Miyay Ka Hadhayaan Dhamaantood Mise Qaar Ayaa La Socon-doona Ilaa Inta Noloshiisa Ka-hadhay. Jawaabta: Inta badan way ka harayaan hadduu si toos u joojiyo, laakin haddii cudur kale […]

Categories
Caafimaadka Health

Xubinkaygii Taranku Wuxuu Noqday Maro Jileec

Su’aasha: Xubinkaygii Taranku Wuxuu Noqday Maro Jileec Awgeed Siigadiina Waan Iska Daayay Intaanan Siigada Bilaabin Wuxuu Ahaa Mid Aad U-Adag oon Kuqanacsanaa Markaa laga Yaabaa Inuu Sidiisii Hore iigu Soo Noqdo Xitaa Anoona Isnafaqayn Mise Waa Qasab Inaan Isnafaqeeyo. Jawaabta: Haddii siigada aad ka tagto way dhici kartaa inaad hesho awooddaadii hore, laakin ma awooddaa […]

Categories
Talooyinka Consultation

Ninkayga qolka ma ila seexdo taas maxaa keeno

Su’aasha: scw bahda darur ninkayga qolka ma ila seexdo wuxuu ka helaa inuu qol kale seexdo wuxuu u imaana kaliya galmada  markuu dhamaysto qolkiisa ayuu aadaa, anigana waxaan rabaa inuu iala hurdo taas maxaa keeno nimanka inaysan naagahooda hal qol aan la seexanin. Jawaabta: Dhaqanka wanaagsan ninka iyo xaaskiisa waxaa ka mid ah inuu hal […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Waxaan ku riyoodaa hooyadey iyadoo i canaananaysa

Su’aasha: Asc bahda daruuro wad kumahadsantahiin inaad noofurteen qabatan su aalaha wll waxaan markasta igu soo noq noqota riyo hooyaday oo i canaan naysa mana jirto wax xumaano oo dhexdeena ka jira ani iyo hooyo waxaana ka mid ahay dadka ay isugu wanaagsan yahiin lkn waxaan ku riyoodaa iyadoo i canaananaysa wax ay igu cananayso […]