Categories
Riyooyinka Dreams

Gabar 12 oo ku riyootay walaalkeeda waa hore dhintay

Su’aasha: Asc bahda daruur wll gabar 12 jirta waxay kuriyota wllked saqiray dhalashadedi kahor o kawen waa imaday asago aamis sita baluga ookuyiri hooyo waxuqabo kadib wax ayuuw iladonay wanaigasoharay oo ilamasolaban. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa isbadal inuuu u imaan doono cida,  farxad iyo wanaag noloshooda la xiriira inshaa Allaah khayr Ilaahay haka dhigo.

Categories
Caafimaadka Health

Majirtaa daawo lagu cayilo

Majirtaa daawo lagu cayilo Su’aasha: Asc bahda daruur waxaan rabaa inaan idiin weydiiyo waxaan isku arkay caatanimo saa id ah marka inaan is cayiliyaa rabaahe sharoobo ama daawo jirka qurxineysa ama cayileysa hadey jirto ilawadaaga teda kale marabi inaan cayil saaid ah noqdo cayil dhaamo sidaan hada ahay lee rabaa. Jaaabta: Su’aashan in badan ayaa […]

Categories
Fatwada

Maxay ka qabtaa diinta in uu ninku halmar wada nikaaxsado laba dumar

Maxay ka qabtaa diinta in uu ninku halmar wada nikaaxsado laba dumar Su’aasha: Asc sxb qaaliya seetahay xaaladaada war nio baraha bulshada ayaan ku arkay laba gabdhood oo halmar uu nin wada guursaday marka waxaan ku weydiina ninku miyuu halmar wada nikaaxsan karaa laba dumar hadey iskaga raali yihiin guurkooda ay halka nin ku guursan […]

Categories
Caafimaadka Health

Maxaa keena madax xanuunka joogtada ah headache

Maxaa keena madax xanuunka joogtada ah headache Su’aasha: Waan idiin salaamey dhamman inta qoraalkeyga akhrin doonto gaar ahaan dadka utaagan iney nooga jawaaban suaal walbo aan qabno waxaan qabaa suaal ah maxaa keena madax xanuunka tirada badan maxaa lagu daaweeya Insha Allah waxaan sugaaba waa jawaab waadix ah. Jawaabta: Madax xanuunka sababo badan ayuu ka […]

Categories
Caafimaadka Health

Meeqo nooc ayaa loo baari karaa DNA

Meeqo nooc ayaa loo baari karaa DNA Su’aasha: Asc adeerkay iyo aniga isku DNA ma noqon karnaa hadii booska aabe nimo iigalo ilaa meqo nooc ayaana loo baaraa DNA-ga Jawaabta: DNA waa maaddada dhaxalka  oo labada waalid xaggooda kaaga timaado, waxayna sugaysaa dhalashada ka dhexaysa nooleyaasha, adeerkaaga iyo adiga waxaad ku kulmaysaan awoowahaaga oo aabbaha […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada adoo baabuur saaran xuduuda soomaaliya dhaafay

Su’aasha: Asc wll waxan raba in la igacawiyo waxankuriyoday ano babuur weyn saran oo baburku xoog usocdo oo xududka somalia dhaafay ayaan indhahana mara iga aadaneyd wana iskafedaye marada marka talaraba. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa safar inaad gali doonto safar dibadda ayaad aadi doontaa siday u badan tahay, baabuurka guud ahaan wuxuu tilmaamayaa socdaal iyo […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada eeyaha yaryar oo guriga soo galayo

Su’aasha: Asc bahda daruur waxaan ku riyooday anigoo raba bac madow qashin inaa qashinka ku soo tuuro ayaa waxaan arkay labo eey oo yar yar ah mid madow ah iyo mid brown ah naag ayaana xarig ku haysay albaabka ayay taagnaayeen waxaan ka baqay inay I taabtaan albaabka markii aan sii xiraayay kii brownka ahaa […]