Su’aasha: Asc wan idin salamay bahda darur waxan idinwaydinaya xayawanka warabaha ladhaho waxay dinta shegtay in oo isbadalo mar lab ahado wax dhali marna dhadig uraysan oo dhali habka isbadalka jirkisa fahfahin igasiya mahadsanidin Jawaabta: Waraabaha ama dhurwaaga afka carabiga waxaa lagu dhahaa الضبع ingiriiskana waxaa la dhahaa Hyena, soomaalida qaar yeyda ayay dhahaan waraabe, […]
