Riyada gabadh xijaaban oo asturan oo guriga soo galayso Riyada: Asc walal waxaan ku riyooday gabadh xijaaban oo sifiican u asturan oo xaafadanada soo galayso waxay horay usiigashay guriga hoose markaas kadib waxaa safar dag dag ah kuyimid walaalkay oo xaafada yimid waxaad moodaa xaafada inay tahay aroos kadib labo walaaladay ah ayaa cunto cunaya […]
