Categories
Fatwada

Qofka markuu quraanka maqlo ooya mala mid yahay qof cabsida Alle la ooyay

Su’aasha: Asc Daruur, waxa jira xadiis rasuulka(scw) lagasoo wariyay oo uu rasuulku kusheegay in aaanu Naarta galayn nin/qof cabsida ilaahay darteed u ooyay/ilmeeyay, hadaba su aashaydu waxay tahay qofku hadii uu la ooyo Shawq iyo kalgacayl uu ilaahay u qabo ama marka uu qur,aanka akhriyo Amaba uu aaayaadka ilaahay ee kownka uu u fiirsado uu […]

Categories
Talooyinka Consultation

Filimada xun qaabkeen isaga reebi karaa talo i siiya

Filimada xun qaabkeen isaga reebi karaa talo i siiya Su’aasha: Ramadan kan waxa iga goaneyd isbadal Inan sameyo oo aan siigada joojiya lakin xalay Ayan filim wasmo ah dawaaday biyahana way iga imaadeen Marka filimada Ayaan addicted ku noqday Talada ugu wanagsan IGA siin laheyd Hadaan wifi iyo telephone isku helo waxa ugu horeyo oo […]

Categories
Fatwada

Soonka waswaska galo su’aalo ku saabsan

Su’aasha: Kudhawad 1sano waxaa igu badan soonka nadarka ee siigada xalay Ayan oogu dambaysay 10 bari soon hadan mardambe siigaysto Aya iguso dhacaysay marka Hadi wixi aan kuhadlay iyo wixi kalaba aan balanta illahay UGA baxo kwrn madaama anan awoodin inan soomo xita anan kala xasuusan. Jawaata: Waxaan filayaa su’aashan tobanaan jeer ayaan ka jawaabay […]

Categories
Caafimaadka Health

Shigshiga ma cudur baa sideena loo daaweeyaa

Shigshiga ma cudur baa sideena loo daaweeyaa Su’aasha: Asc maxaa keena qofka inuu hadalka dhib ku noqdo oo ka soo bixi ama waxa ay u qaanaan soomalida Shikshiga maxaase daawo u ah wll. Jawaabta: Cudurka shigshiga oo loo yaqaano carabiga التلعثم ama التأتأة afka ingiriiskana Stuttering waa cudur caan ah dadka qaarkii dhuca, hadalka ayaa […]

Categories
Fatwada

Haddii aabahayga arrin aan ka diido caasinimo miyaa

Su’aasha: Asc Daruur, waxan ahay nin dimuqraadiyadda neceb kana soo horjeeda una arka inay tahay nidaam islaamka ka fog oo ree galbeeed, waligay doorasho (vote) man codaynin inaan codeeyaana iima qorshaysna insha allah,, wakhti aan fogayn ayaa nin beeshayada kasoo jeedaa uu doorasho iskusoo Sharraxay, dadkii ayuu qarash gareeyay wuxuna kacodsaday inay u codeeyaan lkn […]

Categories
Fatwada

Hooyadey fidro ma siin karaa mana iga gudmeysaa

Su’aasha: Asc sxb waxaan ku weydiina su aal si dhaqsi leh iigu soo war celi marka nio ani iyo aabe ayaa isla nool marka Aabe ayaa shaqeeya marka fidradeyda iyo tiisa isagaa bixiyo sanad walba marka aniga iyo aabahay fidradeena hadaan hooyadey oo meel kale dagan siino ma naga baxaysaa ta kale Hooyo iyo aabe […]

Categories
Fatwada Talooyinka Consultation

Ducooyinka ay akhrisanayso naagta xaamilada uurka leh

Su’aasha: Asc bahda daruuro waad kumahadsantihiin saad umada aad ugu adegtaan ilahay ha idin xafido aakhiriyo aduunba Wll majirtaa duco ay aqrisato hooyada xaamilada ah sidookale majirtaa duco loo aqriyo cunuga markuu dhasho haday jirto walal ii faa iideeya wan rawaa ilahay ha idin barakeeyee. Jawaabta: Ducooyin si gaar ah ugu soo arooray hooyada xaamilada […]