Su’aasha: Maxay tahay sababta su’aalkasto oo la idiin weydiiyo uga jawaabtaan? Waxaan layaabay websitekan dadka su’aalaha kusoo diraayo iyo jawaabaha laga siiyo horta waaku xiranahay websitekaan balse waxaan la yaabay dadka su’aalaha idiin weydiinaayo haba ugu badnaatee kuwa galmada ka hadlaayo yacni websitekiinu su’aal walbo waa la weydiin karaa miyaa teda kale waxaan baraha bulshada […]
