Categories
Talooyinka Consultation

Hanti sida lagu heli karo farriimo muhiim ah

Su’aasha: Asc Waxaan rabey inaa talo isiisaan waxaan ahay quf jecel inuu Gawaari yeesho Guri gato hadane dhalinyara ah aan shaqi fcn haysanin ilaa iyo hadda kama fikirin Goormaa guursanee waxaan ka fikiraa wax aduunyo uun marka ilataliya markaan isdhaho goormaa guursanee nafsadeyda kama heleyso ereygaas oo hanti iyo maal ayey rabtaa sideen ku xakameeyaa. […]

Categories
Talooyinka Consultation

Guurka gabadha adeerka dhalay iyo midda shisheeyaha

Su’aasha: Gabar hadaad guursanayso waxaan fiican aan maqlay gabar qabiil ahaan kaa fog waxay ka fican tahay mida adeerkaaga dhalay taas maxaa ka jiro naagta qaraabada iyo nagta shisheeyaha yaa fiican waxan idinka rabaa inaad ii cadeysaan arintas idinko mahadsan. Jawaabta: Marka hore waxaad ogaataa guurka wuxuu ku fiican yahay gabar fiican oo dhowrasan oo […]

Categories
Talooyinka Consultation

Sida looga baxo nolosha ciriiriga ah

Su’aasha: Asc wllo waxan ku weydiinaya sidee looga bixi kara Noolasha cariiriga. Jawaabta: Nolosha ciriiriga waxay noqon kartaa mid macne ah iyo mid la taaban karo. Nolosha la taaban karo waa qofka inuu waayo wax uu ku noolaado lacag la’aan iyo rafaad adduun. Midda macnaha ahna waa qofka inuu qalbi ahaan ciriiri u dareemo asoo […]

Categories
Talooyinka Consultation

Hadalka aad dadka kusoo jiidan karto

Hadalka aad dadka kusoo jiidan karto Su’aasha: Waxaan Rabaa In aad Ishegtan Erayo Dhiro Galin Ah Oo Hadalka Aan shegaba Qofke Maqla Oo Aan Kusoo Jidan karo Really. Jawaabta: Haddaad rabto hadalkaaga inuu yeesho saamays waxaad ku hadashaa runta, sidoo kale waxaad dadka kula hadashaa qof kaste hadalka munaasib ku ah, sidoo kale waxaad la […]

Categories
Talooyinka Consultation

Markaan siigeysto ka dib waxaan dareemaa nafis maxaa u sabab ah?

Su’aasha: Walaal waxaan ahay nin doob ah hadana badanaa waa iska ilaalilyaa siigada sidaas ay tahayna marka aan saa’id u dareemo kacsi waali ah oo siigeysto ka dib waxaan dareemaa daganaan hurdo iyo nafis marka sow lama dhihi karo siigadu waa caafimaad jirka wasaqdiisa layskaga bixiyo. Jawaabta: Qofka marka biyo ka baxaan waa la og […]

Categories
Caafimaadka Health Talooyinka Consultation

Markaan xaaskayga u tagayo dareen ma lihi maxaa xal ah

Su’aasha: Asc wll suaashayda waa aniga markaan xaaskayga u tagaayo oo aan xaajo na dhex marayso aniga dareen ma lihi mida kale markasta xaaskayga aniga oo aan xaaskayga ka dhargin ayaa katagaa maxaa xal ah. Jawaabta: Waxaa laga yaabaa in nafsiyaadkaaga ay dhibaato ka taagan tahay, feker iyo walwal inay jiraan ama inaad dareemayso kalsooni […]

Categories
Talooyinka Consultation

Maalmaha naagta ay uur qaadi karto

Maalmaha naagta ay uur qaadi karto Su’aasha: Waxan raba inaan ogaado gabadha maalmaha ay uurka si degdeg ku qaadi karto mala dhihi karaa maalmaha kacsiga uu daran yahay uur ayay si fudud ku qaadi kartaa maalmaha ugxamaha ay joogan kacsiga miyaa astaan u ah ama astaamo kale ayaa jira maalmaha ay xaaska dansan tahay fursad […]