Xaaskayga qalayl darti ayay galmada uga xanuunsataa talo isiya Su’aasha: SCW Daruur iyo inta ka shaqaysa waxan qabaa su’al xaaskayga si kaste aan u istiimiyo qoyaan kama soo baxo marka an galmada biabo qalayl dartii ayay u xanuunsanaysaa glmadana kuma raxaysato qoyaanka la’aanta maxa keno raaxo la’aanta ma qalylkay u noqnaysaa ma la heli karaa […]
