Nin maraykanka ku noolaa ayaa waxaa u joogtay magaalada Nairobi ee dalka Kenya xaas iyo sagaal ilmo.
Fadlan laayigta noo saar adoo ku mahadsan si dad badan ay u daawadaan muuqaalkan yaabka badan.
Gaar ahaan dumarka la qabo.
Qisada ninkan waxay cibro u tahay ragga dumarkooda ka maqan oo sannadkii hal mar u yimaada.
Sheekada xaaskiisa way qarsoonaan lahayd haddii aan baaritaan lagu samayn lahayn.
Ninkan wuxuu bilaabay inuu u soo dacwoodo xaaskiisa iyo ilmihiisa oo ku noolaa dalka kenya.
Wuxuu bilaabay boroseeska waditaanka ilmihiisa iyo reerkiisa.
Wuxuu usoo gudbiyay warqadaha safaaradda maraykanka uu keenya ku leeyahay.
Marka waxaa loo baahday in ilmaha la baaro si loo ogaado inay yihiin ilmihiisa iyo in kale.
Baaritaanka marka la sameeyay waxaa dhacay wax aan la filanaynin.
Ilmaha oo dhan isaga maba dhalin.
Taas waxay ku noqotay mucjiso yaab leh.

Sheeko naag dumaashigeeda ilmaha ka dhalay ninkeeda waashay
Sheeko naag dumaashigeeda ilmaha ka dhalay ninkeeda waashay

Wuxuu aamini waayay arrintaas. In ilmahaan uu intaas sano uu soo korinayay oo uu soo booqan jiray inuusan dhalin.
Waxay ku noqotay arrin uu ka seexan kari waayay.
Markii la dabaggalay arrinta waxaa la ogaaday qof walaalkiisa ah inuu sidaas sameeyay.
Waxaa la baaray walaalkiisa oo la noolaa xaaskiisa.
Waxaa soo baxday inuu siddeed ilmo isaga ka dhalay.
Kan sagaalaad oo ahaa midka ugu weynaa waa la garan waayay aabbaha dhalay.
Ugu dambeyn Ninkeeda marka la baaray waxaaba la ogaaday inuu yahay madhallays.
Taas ayaa xoojisay arrintaas.
Ninkii waxaa la sheegay inuu isku dardarsamay oo la geeyay meelaha dadka maskaxdooda waayo lagu xanaaneeyo.
Naagtii iyo carruurtii sidaas ayay ku waayeen qofkii ay u haysteen aabbaha guriga inuu yahay.
Dhacdooyinkan oo kale aad ayay u dhacaan marka soomaalida ay aadi rabaan waddamada reer galbeedka.
Baaritaanka loo diro dadka wax badan ayuu soo saaraa.
Waxay la kulmaan ilmaha mid ka mid ah inuu noqdo ilmo dool ah.
Waliba naagaha la keeno kenya ama itoobiya oo sugaya yurub ama ameerika in loo wado halis ayay galaan.
Waayo ninka ayaa muddo ka maqnaado markaas ayay raadinaysaa wax kale.
Markaas khalad ayay galaysaa.
Khaladkaas wuxuu keenayaa gurigeeda inuu burburo.
Taas waxaa u sii dheer khayaanada iyo dambiga ay gashay.
Naago badan ayaa sidaas ku dhacday oo ilmo nin kale ka keenay.
Waxyaalahaas oo kale soomaali way ka dhici jireen laakin lama ogaan karin.
Waxaad arkaysaa reer ilmahooda kala dudduwan.
Mid wuxuu u eg yahay jareer midna carab midna soomaali.
Taas shaki ayay keenaysaa.
Waayo naagta marka la qabo oo ay tahay naag xun kama baqdo inay ilmo ninkeeda aan dhalin ilmihiisa kusoo darto.
Dambiga sinada wuxuu ka mid yahay dambiyada waaweyn. waxaa kasii weyn naagta marka la qabo oo sinaysato. Taasna waxaa kasii weyn marka ay uur xaaraan sinada ku qaaddo oo ninkeeda ay u tiiriso.
Marka taas waxyaalaha keena waxaa ka mid ah diin la’aanta iyo raacitaanka shahwada.
Dumarka qaar way iska ilaaliyaan inay uur xaaran qaadaan.

wasmo markay naagta samayso uur waa ka imaan karaa.
Laakin ceebtooda mar uun bay soo baxaysaa.
Waayo naagta waxaa laga rabaa inay rabbigeeda ka baqdo ee ma aha inay kaliya dadka iska ilaaliso.
Teeda kale ma aha inay fududeysato ninkeeda qaraabadiisa, walaalihiisa, ama ilma adeerteeda, waayo qaladka meesha ayuu ka bilaabanaa,
Sidey ku dhici kartaa inay hal guri kula noolaato nin ajnabi ka ah.
Soomaalida taas aad bay ugu badan yihiin inay la noolaadaan dad qaraabo ah.
Waxaa kasii daran dumarka la dego dad aan qaraabo la ahayn. hal guri Kaliya ayay isla kireystaan.
Taas shaki kama taagna inay xumaan soo jiiddo.
Hadda waxaad arkaysaa soomaalida deggan qurbaha waliba dubai ama nairobi ama itoobiaya ama qaahira inay kiraystaan guri seddex qol ah hal qol intay degto ayay qolalka kale dhalinyar ka kiraynaysaa !!
Tolow taas maxay keeni kartaa.
Waxay keenaysaa xumaan daran.

waa sheeko yaab badan wasmo xaaraan hakuu keento xumaan tan oo kale ah.

wasmada dumarka qaar aad ayay ugu dhintaan
Immisa naago sidaas ku hallaabay oo guriga ka dumay oo sidaas lagu furay.
Naagaha la dego ragga ajnabiga ah xumaanta inay ku dhacaan aad bay ugu fududdahay.
Waayo guriga cidlo ayuuu noqon karaa. Ninka kula deggan wuu kusoo damci karaa markaas shayddaan baa idin seddexaynaya.
Taas waxaad kaga badbaadi kartaa inaad iska ilaaliso guri inaad la degto rag maxram aan kuu ahayn haddii kale shallay ayaad ka qaadi doontaa.
Qurbaha wax badan ayaa ka dhaco oo la xiriiro gogoldhaafka iyo xumaanta iyo burburka qoyska.
Dalka xattaa way ka dhacaan laakin qurbaha ayaa u badan.
Teeda kale beelaha soomaalida iyagana way ku kala duwan yihiin arrimahaas.
Beelo waxaa jiro ilma adeer ku haya qof kaste oo qabiilkooda ah, waxaad arkaysaa maalin kaste qof cusub gurigaaga soo booqanaya waxay ku leedahay xaaskaaga ninkan waa ilmo abti ama ilmo adeer.
Waa seeddigaaga.
Beelaha qaarna way fiican yihiin oo way iska ilaaliyaan xumaantaas dhaqan ahaan.
Waxaa kasii fiican dadka diinta fahmay oo ka fogaado xumaantaas.
Ninka iyo naagta ajnabiga kala ah markay hal guri isla joogaan way u sahlan tahay inay xumaan ku dhacaan.
Marka waxaa kaliya looga baxsan karaa in layska teedo wixii xumaantaas soo jiidi karo.
Bal eeg naagtaas hadda waxa ku dhacay iyo fadeexada ay usoo jiidday dadkeeda iyo ilmaheeda?
Sidey u noolaan doonaan ilmahaas oo maanta hooyadooda sidaas samaysay.
Dhaqanka xun wuxuu burburiyaa ubadkaaga.
Marka waxaa lagaa rabaa gabareey inaad ku cibraqaadato dhacdadaas.

Sheekooyinka galmada dhibkay doobka u keenaan

A man living in the United States was in Nairobi, Kenya with a wife and nine children.
Please leave a like and thank us so that more people can watch this amazing video.
Especially married women.
This man’s story is a blessing for men who are away from their wives and come to them once a year.
His wife’s story would have been hidden if it had not been for an investigation.
This man began to complain about his wife and child living in Kenya.
He began the process of bringing his child and family back.
He submitted documents to the American embassy in Kenya.
So the children needed to be tested to see if they were his children or not.
When the test was done, something unexpected happened.
None of the children were born to him.
This was an amazing miracle.
He could not believe it. That this child he had been raising and visiting for so many years had not been born.
It became a matter that he could not sleep over.
When he followed up on the matter, it was discovered that one of his brothers had done so.
His brother was examined and lived with his wife.
It turned out that he had fathered eight children by him.
The father of the ninth, the eldest, was unknown.
Finally, when her husband was examined, it was discovered that he was infertile.
This only strengthened the matter.
The husband was said to have been mentally unstable and was taken to a mental institution for treatment.
The wife and children thus lost the person they considered the father of the house.
Such incidents happen a lot when Somalis want to go to Western countries.

The investigation that is sent to people reveals a lot.
They encounter one of the children being a child of a prostitute.
Also, women who are brought to Kenya or Ethiopia and are waiting to be taken to Europe or America are at risk.
Because the husband is away for a while, then she looks for something else.
Then she makes a mistake.
That mistake causes her home to collapse.
In addition to this, there is the betrayal and crime she committed.
Many women have done this and brought a child from another man.
Similar things used to happen in Somalia but it was not known.
You see the different families of their children.
One looks like a Jared, one Arab, one Somali.
This raises suspicion.
Because when a woman is married and is a bad woman, she is not afraid to add a child to her husband’s child that she did not give birth to.
The crime of adultery is one of the greatest crimes. It is even greater when a woman is married and commits adultery. This is even worse when she gets pregnant through fornication and her husband supports her.
So the reasons for this include lack of religion and following the semen.
Some women avoid getting pregnant through fornication.

When a woman commits fornication, pregnancy can result.
But their shame will come out at some point.
Because a woman is expected to fear her Lord, not just avoid people.
On the other hand, she should not make light of her husband’s relatives, brothers, or cousins, because that is where the mistake begins,
How can she live in the same house with a foreign man.

Somalis are very common in living with relatives.
It is even worse for women who live with people who are not relatives. They only rent one house.
There is no doubt that this attracts evil.
Now you see Somalis living abroad in Dubai or Nairobi or Ethiopia or Cairo renting a three-room house, one of which they live in, and then renting the other rooms to young people!!
I wonder what this can lead to.
It leads to serious evil.

It is a very strange story, let forbidden sexual intercourse lead to such evil.

Some women die very much from sexual intercourse
How many women have been ruined like this and left their homes like this and were divorced like this.
It is very easy for women who live with foreign men to fall into evil.
Because the house can become lonely. The man who lives with you can be tempted by you, and then this devil will torment you.
You can avoid this by avoiding living in a house with men who are not your mahram, otherwise you will regret it.
A lot happens in the diaspora related to divorce, evil, and family breakdown.
They even happen in the country, but they are more common in the diaspora.

On the other hand, Somali clans also differ in these matters.
There are clans that have cousins ​​for everyone in their clan, you see every day a new person visiting your house saying to your wife, this man is your nephew or cousin.
He is your brother-in-law.
Some clans are good and avoid this evil as a matter of tradition.
It is better for people who understand religion and avoid this evil.
When a man and a foreign woman are in the same house, it is easier for them to fall into evil.
So the only way to avoid it is to avoid what can attract that evil.
Look at what happened to that woman now and the scandal she brought on her people and her child?
How will those children live who did this to their mother today.
Bad culture destroys your child.
So you, a girl, are expected to learn from that incident.

Leave a Reply