Sheekadan ragga qibrada yar ayaa ka faa’ideysan karo, gabadhan oo labo nin aan is ogeyn shukaansatay mid kastana lacag ka cuni jirtay ugu dambeyn ayay ogaadeen inay labadooda isla waddo waxayna ogaadeen inay garoob tahay oo aysan gabar ahayn.
Waxaa jiray wiil lagu magacaabo Asad Calasow wuxuu ahaa wiil abgaal ah wuxuu ku noolaa Boondheere, Asad wuxuu aaday dalka Sacuudiga wuxuu ka helay shaqo fiican.
Wuxuu ahaa korantiiste, markuu muddo shaqeystay wuxuu damcay inuu guursado, Asad wuxuu bartay gabar qurux badan oo lagu Magacaabo Jamiilo Rooble, Asad aad buu u jeclaaday gabadhaas, laakin Jamiilo waxay shukaansanaysay wiil kale lagu magacaabo Liibaan Xaaji oo isna deggan Sacuudiga.
Jamiilo labadoodaba way wada shukaansanaysay laakin ma aysan is ogeyn.
Liibaan aad uma jeclayn Jamiilo, laakin Asad aad buu u jeclaa iyada.

Gabar beenley oo labo wiil saaxiibo ah isla shukaansatay iyagoon is ogeyn
Gabar beenley oo labo wiil saaxiibo ah isla shukaansatay iyagoon is ogeyn

Maalin waxaa dhacday arrin yaab leh.
Asad iyo Liibaan ayaa si lama filaan isku bartay.
Waxay isku barteen meel zab ah oo labadooda lagu martiqaaday.
Si fiicab ayay isku fahmeen taleefanada ayay kala qaateen.
Maalin iyagoo sheekeysanaya ayaa qof walba wuxuu ka hadlay mustaqbalka waxa uu samayn rabo.
Asad ayaa soo booday wuxuu yiri: aniga waxaa laga yaabaa inaan guursado goor dhow , Liibaan wuxuu yiri waa wax fiican, anigana gabar ayaan hadda wadaa, waxaa laga yaabaa inaan guursado markaan isfahanno.
Asad wuxuu degganaa xaafad ka mid ah magaalada jiddo, sidoo kale Liibaan isna wuxuu degganaa isla magaaladaas laakin wuu ka fogaa.
Jamiilo labadaba way waddaa, laakin mid kaste si gaar ah ayay u waddaa.
Jamiilo waxay ahayd gabar lacag jecel, mar walbo waxay ka qaadanaysaa Asad lacag. sidoo kale Liibaan .
Mid kaste waxay u ballanqaadday guur. sidoo kale inay isaga kaligiisa jeceshahay.
Jamiilo ma oga labadan nin ay waddo inay is barteen.
Mid kaste isna ma oga midka kale inuu isla gabadhaas mustaqbal ka raadinayo.
Jamiilo mid kaste lacag badan ayay ka cuntay.
Asad wuxuu maalin la kulmay Jamiilo wuxuu u sheegay inuu guurka diyaar u yahay oo uu rabo inuu ka doonto ciddeeda.
Waxay tiri dib maa nooga dhigtid, waxaa fiican inaan si fiican isku diyaarino.
Liibaan marka lacagta badan ay ka cuntay isagana wuxuu go’aan ku gaaray inuu naagtan mehersado.
Liibaan isna wuxuu usoo bandhigay guur.
Labadooda ilaa iyo hadda isma oga, waayo iyada marka ay ninka shukaansanayso ma geyso guriga ay deggan tahay.
Waxay ku shukaansataa meelaha kale.
Maalin waxaa dhacday arrin ay ku fashilmi doonto.
Asad wuxuu u sheegay saaxiibkiisa Liibaan inuu soo barayo gabadha uu la scodo oo uu mustaqbalka ka dhigan rabo.
Asad wuxuu wacay Jamiilo wuxuu u sheegay inay ku kulmaan makhaayadda xadarmi ee jidda ku taallo.
Jamiila isla markii way oggolaatay.
Asad wuxuu soo watay saaxiibkiisa Liibaan .
Makhaayadda markay soo galeen Jamiilo way naxday.
Markay aragtay labadii nin ay shukaansanaysay inay isla socdaan.
Asad oo faraxsan wuxuu yiri Jamilooy ninkan waa Liibaan waa saaxiibkayga qaaliga.
Jamiilo hadal waa kasoo bixi waayay. Asad wuu yaabay.
Liibaan isna wuu yaabban yahay!!
Asad intuu labadooda sidan u eegay ayuu yiri maxaa dhacay? Idinka ma is kasaysaan ?
Liibaan wuxuu yiri ninyahow qoftaan kuu sheegayay waaye.
Waa gabadha aan guursan rabo.
Asad wuxuu yiri: maya waad kaftamaysaa.
Naagtan anaaba muddo la socdee sidey ku dhacday inay adigana kula socoto.
Jamiila ilaa hadda hadalkaa kasoo bixi la’.
Waxay sheegto ayay garan la’dahay. Dhiiqo ayay ku jirtaa.
Asad wuxuu leeyahay Jamiilo maad hadashid.
Markaas ayay istaagtay iyadoon hadlin ayay kasoo dhaqaajisay makhaayadda.
Waxay soo aadday xaafaddeeda. Labadooda ayay uga soo tagtay makhaayadda.
Asad wuxuu u sheegay liibaan Jamiilo inuu muddo badan shukaansanayay oo qarash badan uu galiyay.
Liibaan aad buu u yaabay wuxuu yiri anigaba sidaas oo kale lacag badan ayay iga qaadatay.
Jamiilo taleefanka ayay ka xiratay labadoodaba.
Sheekada ma yara, lacagta ku maqan Jamiilo waa lacag aan laga sabri karin, teeda kale beenta ay labadooda u sheegtay.
Mana garanayaan meesha ay deggan tahay.
Waxay isku dayeen inay raadiyaan, waxaa loo sheegay inay u shaqeyso cid carab ah, maalinta jimcaha kaliya ayay soo degtaa.
Waxayna la deggan tahay gabdho.
Labadooda waxay heleen meesha ay deggan tahay.
Laakin shaqada ayay ku maqnayd, gabdhaha ay la degganayd ayaa u sheegay in labo wiil ay iyada raadinayaan.
Markay ogaatay inay halis ku jirto, waxay isku dartay tarxiilka.
Asad iyo Liibaan ugu dambeyn waxay ogaadeen in jamiila tarxiilka ay isku dartay soomaali loo tarxiili doono.
Marka labadooda sidaas ayay ugu dhamaatay, mid kaste meesha ayuu ku quustay.
Marka jamiilo waxaa loo tarxiilay soomaaliya, waxay tagtay magaalada muqdisho.
Marka dumarka qaar waa sidaas lacag ayaa u daran, naagtan labadan nin ayay isla wadday .waxay ogeyd inaysan labadoodaba dan ka lahayn, laakin waxay u muujisay mid kaste inay guur ka rabto, damac ayay soo galisay si ay lacagtooda u cunto.
Runtii dumarka lacagta jecel dhibkan ayay leeyihiin, waayo wax kaste lacagta ayay ka hormariyaan.
Jamiilo waxay guursan kartay mid iyaga ka mid ah, lacagna way ka heli lahayd, laakin maxaa ku kallifay inay labadooda si been ah lacag uga cunto.
Asad iyo Liibaan waxay dabaggaleen xaaladda jamiilo, waxay raadiyeen gabdhaha ay is garanayeen, waxay ogaadeen arrimo yaab badan.
Jamiilo maba ahayn gabar, waxay ahayd garoob iyadoo yar ayaa lasoo furay, laakin way qarin jirtay.
Taas naxdin kale ayay ku noqotay labadooda. Ninka marka uu caqli uu ku fikiro lahayn dhibkan ayuu galaa.
Naagtan oo iska dhigaysay inay guur diyaar u tahay oona ay tahay gabar haddana run ahaantii guur aan rabin kaliya lacag lee u darnayd.
Waxay ku darsatay garoobnimo.
Markay ogaadeen inay garoob ahayd, meesha ayay sheekadeeda ku joojiyeen, lacagtoodana way ka sabreen.
Marka haddaad naag shukaansanayso iska ilaali jamiilo oo kale inay kugu noqoto, waxaad ku dadaashaa inaadan ku degdegin lacag bixinta. Waayo naagta markay daacad tahay mustaqbal ayay fiirisaa ee lacag xoogga ma saarto.
Haddaad aragto naag maanta oo dhan lacag ku weyddiinayso waa naag xun oo adiga aan ku rabin ee jeebkaaga caabuddo. Hadhow ninkii lacag leh ayaa iska leh.
Naagta markay ku jeceshahay lacagtaada ma fiiriso.
Sidaa awgeed dumarka soomaalida yurub ku nool badankooda lacagta ceyrta darteeda ayaa loo furaa.
Ninka iyo iyada ayaa lacagta isku qabsado.

Biyaha ninka ka yimaada markuu akhriyo sheeko raaxo leh

Inexperienced men can learn a lesson from this story about a young woman who courted two men simultaneously—without either knowing about the other—and took money from both; eventually, they discovered she was playing them both and learned that she was a divorcee, not a virgin.
There was a young man named Asad Calasow, originally from the Abgaal clan and a resident of the Boondheere district, who traveled to Saudi Arabia and secured a good job.
He worked as an electrician, and after some time, he decided he wanted to get married. Asad met a beautiful young woman named Jamiilo Rooble and fell deeply in love with her; however, Jamiilo was also seeing another young man named Liibaan Xaaji, who was living in Saudi Arabia as well.
Jamiilo was courting both of them at the same time, yet neither man was aware of the other’s existence.
Liibaan did not love Jamiilo very deeply, whereas Asad was truly in love with her.
One day, a surprising event occurred.
Asad and Liibaan met each other unexpectedly.
They met at a social gathering to which both had been invited.
They hit it off well and exchanged phone numbers.
One day, while chatting, they each spoke about their plans for the future. Asad spoke up, saying, “I might be getting married soon.” Liibaan replied, “That’s great; I’m seeing someone right now, too, and we might get married once we really understand each other.”
Asad lived in a neighborhood in the city of Jeddah; Liibaan lived in the same city but in a different area.
Jamiilo was involved with both of them, though she kept her relationships with each one separate.
Jamiilo was fond of money; she constantly took cash from Asad, and from Liibaan as well.
She had promised marriage to each of them, assuring each one that he was the only man she loved.
Jamiilo was unaware that the two men she was seeing knew each other.
Neither man knew that the other was also pursuing a future with the same woman.
Jamiilo had taken a large amount of money from each of them.
One day, Asad met Jamiilo and told her he was ready for marriage and wanted to formally ask for her hand from her family.
She suggested postponing it, saying it would be better for them to prepare thoroughly first.
Liibaan, too, decided to marry her after she had taken a large sum of money from him.
He also proposed marriage to her.
The two men were unaware of each other’s existence because, whenever she dated a man, she never took him to the house where she lived.
She would meet them elsewhere.
One day, an incident occurred that would expose her scheme.
Asad told his friend Liibaan that he was going to introduce him to the woman he was dating and intended to marry.
Asad called Jamiilo and arranged to meet at the Hadarmi restaurant located on the main road.
Jamiilo agreed immediately.
Asad arrived with his friend Liibaan.
Jamiilo was shocked when they entered the restaurant.
She saw the two men she had been dating walking in together.
A happy Asad said, “Jamiilo, this is Liibaan, my dear friend.”
Jamiilo was left speechless. Asad was puzzled.
Liibaan was bewildered as well!
Looking at both of them, Asad asked, “What happened? Do you two know each other?” Liibaan said, “Man, this is the woman I was telling you about. She is the one I want to marry.”
Asad replied, “No, you must be joking. I’ve been seeing this woman for quite some time myself—how did it come about that she’s seeing you, too?”
Jamiila couldn’t bring herself to say a word.
She didn’t know what to say; she was completely flustered.
Asad said, “Jamiila, won’t you say something?”
Then she stood up and walked out of the café without saying a word.
She headed home, leaving the two of them behind at the café.
Asad told Liibaan that he had been courting Jamiilo for a long time and had spent a great deal of money on her.
Liibaan was astonished and said, “She took a lot of money from me, too.”
Jamiilo cut off communication with both of them.
It was no small matter; the money she owed them was a significant sum they couldn’t simply write off, not to mention the lies she had told them both.
They didn’t even know where she lived.
They tried to track her down and were told she worked for an Arab employer and only came home on Fridays.
She lived with other young women.
The two men eventually found out where she lived.
However, she was away at work; the women she lived with told her that two men were looking for her.
Realizing she was in danger, she fled to the deportation center.
Asad and Liibaan eventually discovered that Jamiilo had turned herself in to the deportation authorities to be sent back to Somalia.
That was the end of the road for both men; they each gave up hope.
Jamiilo was deported to Somalia and ended up in Mogadishu.
Some women are like that—obsessed with money; this woman had been stringing both men along. She knew she had no genuine interest in either of them, yet she led each to believe she wanted marriage, stoking their desire solely to take their money. Women who are obsessed with money truly have this flaw, as they prioritize money above all else.
Jamiilo could have married one of them and obtained money that way; yet, what drove her to deceitfully extract money from both of them?
Asad and Liibaan investigated Jamiilo’s situation and sought out girls who knew her, uncovering some surprising facts.
Jamiilo was not actually a maiden; she was a divorcee—having been divorced at a young age—though she used to hide this fact.
This came as a shock to both of them. A man who fails to think rationally often finds himself in such predicaments.
She had pretended to be a maiden ready for marriage, but in reality, she had no desire for marriage; she was only after money.
To make matters worse, she was a divorcee.
Once they discovered she was a divorcee, they ended the relationship and resigned themselves to the loss of their money.
So, if you are courting a woman, be careful to avoid someone like Jamiilo; make sure not to rush into spending money. A sincere woman looks toward the future rather than obsessing over money.
If you encounter a woman who asks you for money all day long, she is a bad woman who does not want *you* but rather worships your pocket; eventually, she will belong to whichever man has the money.
When a woman truly loves you, she does not focus on your money.
For this reason, many Somali women living in Europe get divorced specifically to claim welfare benefits.
The man and the woman end up fighting over the money.

Leave a Reply