Macruuf ama samafal waa camal wanaagsan oo qofka uu ajar ka helayo. Macruufka si kaste uu u yar yahay lama yaso diinta islaamka wanaagga aad ayay ugu boorrisay xadiis caan ah ayaa kusoo arooray. Rasuulka (SCW) wuxuu yiri: (لا تحقرَنَّ منَ المعروف شيئًا، ولو أنْ تلْقى أخاك بوجْه طلق) (Wanaagga ha yasin xitaa haddii aad […]
