Nadaafadda iyo Islaamka xadiis muhim ah

Diinta islaamka waa diin nadaafad la timid, carabta inta uusan islaamka u imaanin waxay haayeen dad aad u wasakh badan sidaas oo kale ayay ahaayeen reer galbeedka ilaa iyo haddana way yihiin xataa saxarada isma dhaqaan kaliya waxay ku tirtiraan waraaq sidoo kale kaadida.

Diinta islaamka waxay ku dadaashay nadaafadda si rasmi ah.

cadayga weysada qubayska barafuunka dhammaan wixii qurxoon oo dhan.

Nabigeena naxariis iyo nabadgalyo korkiisa ha haatee wuxuu ahaa qofka ugu nadaafad badan.

Nadaafadda iyo Islaamka xadiis muhim ah
Nadaafadda iyo Islaamka xadiis muhim ah

Axaadiista sheegtay in nabiga injir uu iska guri jiray sax ma aha, waa axaadiis daciif ah, injirta waxay ku dhalataa qof aan qubaysanin oo an is nadiifinin.

Teeda kale nabiga SCW dhididkiisa wuxuu ka caraf badnaa miski wuxuu ahaa qof mar walba malaa’iga la kulma sidey ku dhici kartaa inuu injir lahaado sida la og yahay injirta waxay gashaa dadka aan dharka iska baddalin.

Ma jiro wax ka nadaafad badan diinta islaamka.

Nabiga – naxariis iyo nabadgelyo korkiisa ha ahaatee – nin tintiisa wasakh ah oon shanlaysnayn wuxuu yiri:

(أما كان هذا يَجدُ ما يُسَكِّنُ به شَعْرَهَ؟)

(kan ma helin miyaa wax tintiisa uu ku hagaajiyo?), nin kale ayuu arkay oo xiran dhar aan nadiif ahayn, wuxuu ku yiri:

(أَما كان هذا يجدُ ما يَغسِلُ به ثوبَهُ؟)

(kan ma helin miyaa wax dharkiisa uu ku dhaqdo?)

 

Dhididka urka badan farjiga haweenka sida loo daaweeyo

Islam is a religion that came with cleanliness, the Arabs before Islam were very dirty people, and so are the Westerners until now.

They don’t even wash their feces, they just wipe them with paper and urine.

Islam has made efforts to be clean in a formal way.

No toothbrush, no bathing, no perfume, no all that is beautiful.

Our Prophet, may God’s prayers and peace be upon him, was the cleanest person.

The hadith that said that the Prophet had lice in his house is not correct, it is a weak hadith, lice are born in a person who does not bathe and does not clean himself.

On the other hand, the sweat of the Prophet, peace and blessings be upon him, was more fragrant than musk, he was a person who always met angels, how could he have lice, as it is known that lice enter people who do not change their clothes.

There is nothing more clean than the religion of Islam.

Leave a Reply