Fasirka riyada shinida i qaniinayso
Riyada:
Tukaan ayaan wax ka iibsanyay marka saaas uso baxnay waxan aragnay shini badan oo banaanka buuxda gabadh aan habrawadaag nahay ayaa qoorta igu qaaday ama tunta anigu waxan ku laha xaga shinida haynok eryin lakiin xagii shinada ayay igaysay kadib shinidii way iqaniintay waliba meelo badan waxa lay geeyay guri aan hore u arkay hablo asn garanyo aya joogay oo micida shinidu igu reebtay iga gurayay

Fasirka:
Riyadan waxay tilmaamaysaa isbadal fiican xagga noloshaada.
Waxaana sabab u noqon doonto gabar aad qaraabo ama saaxiibo tihiin.
Shinida waxay hadda astaan u tahay nolol macaan oo wax yar dhib ah ka horreeyo.
guud ahaan riyada waa bishaaro.
Halkan ka daawo riyada shinida oo faahfaahsan
This dream indicates a positive change in your life.
The reason will be a girl who is your relative or friend.
Bees are now a symbol of a sweet life that will be preceded by a few difficulties.
Overall, the dream is good news.
