Makhluuq laga cabsado iyo dagaal aan galayo

Riyada:

Dagaal ayaa ku jirnay waxaana kula jirnay kuwo khawaarij ah waxan ku dagaalamaynay hubki hore (i.e. seefo iyo fardo iwm ) kadib marku dhamaday aa badinay aniga iyo ciidamo kale waxa u orodnay si aan uga hortagno hade kuwo kale so socdan marka xoogaha soconay oo meel is goys cml aan imaaday aya hal mar dhulka ku dhacay miirkayga wu jooga lkn jirkayga ma dhaqaajin karo indhaha mahane aniga bas na ma ahayn kuwa ila socday qaarna saas ayay noqdeen kadib ciidamadi aa isla soconay garbaha i qabteen waxaana ka war helay anigo jiifo dhinacyada na labo ari iyo makhluuq ay bini aadam u eg lkn waji laga cabsanaayo leh ay iga joogaan waxaana maqlaayay cod meel fog eh oo surah fatixa lagu akhrinaayo marka waxa isku dayay ina dhaqaaqo lkn wa samayn waayay xoogaha marka isku dayay ayaa lugtayda ii dhaqaaday makhluuqi ayaana wajiga uga dhuftay asaga na wax falcelin ah muusan samaynin

Makhluuq laga cabsado iyo dagaal aan galayo
Makhluuq laga cabsado iyo dagaal aan galayo

Fasirka:

Riyadan waxay tilmaamaysaa dhacdooyin daran oo dagaal iyo rafaad la xiriira.

Waxaa dhici karto dagaalka caalamka inay la xiriirto riyadan

Dagaal meel walbo gaarayo, ugu dambeyn guusha maslimiinta ayaa gaarayo.

 

Riyada dagaalka halkan ka daawo

 

This dream indicates severe events related to war and suffering.

It is possible that a world war may be associated with this dream

War is everywhere, and ultimately the victory of the Muslims is achieved.

Leave a Reply