Fasirka riyo qof lugu amaray inuu ku dilo
Riyada:
Waxan ku riyooday aniyo gabadh aan habrowadaag nahay nin lagu so diray oo tooray madaxa nagala dhacay ninka caadi ahan waan garnaya oo waa nin xanusana oon isku magaalo joogi jirnay wakhti hore lakiin riyads dhexdeeda matki lagu idhi maxad udishay wuxu idhi qofba igu kiin so direy marka dadka igu sodirey ee uu noo sheegay waxay ahayeen laba hablood oo mid anaga saxiibo ahayn midana gabdha kale ayay saxiib ahayeen marak qofba igu laha gabdhaas waxba ha waydiinin oo wax ka qarso

Fasirka:
Riyada waxay kaaga digaysaa qof xaasid ah oo dhib kugu samayn rabo.
Qofkaas xaasidka wuxuu soo adeegsan doonaa dad adiga ku dhibi karo.
Marka waxaa lagaaga baahan yahay inaad taxdar ka qabto.
The dream warns you of an envious person who wants to harm you.
That envious person will use people who can harm you.
So you need to be careful.
