Categories
Riyooyinka Dreams

Fasirka riyada lacag abaalmarin xaga shaqada

Su’aasha: Asc wllo waxan xalay ku riiyoday anoo xafiiska aan ka shaqeeya lacag abaalmarin ah la iga siinaya aniga iyo dhamaan shaqalaha marka problem xaga dhaqalaha wuu jiira aniga dhankeyga ah. muxuu noqon kara marka fasiirkeeda. Jawaabta: Inshaa Allaah waad ka bixi doontaa dhibaatada dhaqaalaha ku haysata, waa arrin guul tilmaamayso iyo horumar dhinac walba […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyo anoo naag farta ugu raaxaynayo maxay noqon

Su’aasha: Waxan arkay naag la qabo oo meel aan isla joogno markaas ayan is tabanay kadib meel qol oo akle ah ayan isla aadnay nagtii surwaal ayay wadatay markaas ayaan gacan sirwaalka hoos galiay markaas bahalkeeda ayan farta la dhacay qoyaan badan ayaa ka yimid anoo sidaas samayno ayaan kala soo baxay gacanta oo dhan […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Fasirka riyada la socoshada madaxda

Fasirka riyada la socoshada madaxda Su’aasha: Asc wllo Xalay waxan ku riiyooday anoo Ragg madax sare ah la socda walina kuwa dalka somalia ugu sareeya sameyn xoogan ku leh oo la faraxsan sheeko ahaan iyo isku qanacsanan marka muxuu noqon kara fasiirkeeda. Waad mahadsan tahay wllo Haddii aad awooda Si deg deg iga jawab Jawaabta: […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada guurka gabar ama hasaawaha

Riyada guurka gabar ama hasaawaha Su’aasho: asc walal mar walba waxan ki tiyooda ninkeyga oo guursanayo gabar marna waa mid aan aqano marna waa mid aan aqoonin ugu dambeytii waxan ku riyooday ninkeyga oo la hasawayo inan yar marka wax ka weydiiyana jawab an habonen iga siinaya. Jawaabta: Riyadan waxaa dhici karta inay tahay riyo […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Waxan ku riiyooday Ninkeyga oo Masjidka Tafsiir ka aqrinaya

Su’aasha: Asc wllo waxan ku riiyooday Xalay Ninkeyga oo Masjidka Quraan Tafsiir ka aqrinaya marka Fasiirkeeda muxuu noqon kara? Fadlan hadad awooda sida ugu dhaqsiyaha badan igu soo jawab. Waad Mahadsan Tahay wallo. Jawaabta: Riyadaan waxay tilmaamaysaa ninkaaga inuu ku sugnaanayo diinta oona uu noqonayo qof daacad kuu ah oo Alle ka baqaya, hadduu wanaagsanaa […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Qof kaa dhintay oo riyada kugula hadlaynin

Su’aasha: Salam alaikum waxan ku riyoonaa aabaheen oo dhintay in mudo ah dhaman qoys keena oo hooyo ay jirto nalama hadlo waliba waxan aragnaa markii qoys ka xoogaa murugo hayso. Jawaabta: Riyada aabaha dhintay oo qofka aan la hadlin labo macne ayay yeelan kartaa, haddii wejigiisa farxad ka muuqato marka uu aamusan yahay waxay tilmaamaysaa […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada la dhalay ilmo mataano ah

Su’aasha: Asc sheikhow Waxan ahay nin dhalin yaro ah riyadan maxa lagu fasiraa maamo aan qaraabo nahay ayaa iigu riyootay inan dhalay ilmo mataano ah. Jazaaka’allah Jawaabta: Guud ahaan waa bisharo, waxaad heli doontaa shaqo lacag fiican kaasoo galayso iyo nolol wanaagsan riyada mataanaha waa khayr badan qofka helayo