Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada qof magaalo kale tagay oo biyabaxay

Su’aasha: Asc wllo Asc wllo xalay waxan ku riiyooday anoo magaalo aan aqoonin jooga haddana an biyo baxay yacni anoo galmo sameynin baan arkay biyo bax iga imaaday wax dareen ah aysan jirin. Jawaabta: Haddii si dhab ah aad u biyabaxday riyada fasir ma laha, laakin haddii riyada dhexdeeda aad ku biybaxday waxay tusinaysaa riyadaada […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Fasirka riyada kilkilaha nadiifka ah oon wax shiir lahayn

Fasirka riyada kilkilaha nadiifka ah oon wax shiir lahayn Riyada: Asc wllo xalay waxan ku riiyooday anoo Gilkishayda dhahaya ma shiiraysa ee way carfaysa oo soo bandhigaya wax timo ah malahan Kilkilaha wax urna malaha balse anaa dhahayay waligay ma shiirin waana sida saxda ah aniga ma ihi ragga ka shiira KilKILAHA. Fadlan si deg […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Fasirka riyada jaridda cirrada ama timaha cad

Fasirka riyada jaridda cirrada ama timaha cad Riyada: Asc wllo Asc xalay waxan ku riiyooday anoo Abahay la jooga kana jaraya Ciro timaha oo korkiisa ku yaalo marka maxay noqon karta asagana wuxuu leeyahay iga dhaaf ha iga jarin. Waad mahadsan tahay si deg deg iga soo jawab wallo hadad awooda. Fasirka riyada jaridda cirrada […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada gacan gaaban maxay noqon kartaa

Riyada gacan gaaban maxay noqon kartaa Riyada: Asc walaal maxay noqon kartaa riyada qofka oo hal gacan ka gaabatay ama gacan gaaban leh mida bidix da ayey iila egtahay gacantaas, riyada dhexdeda ayad isku waydiinayaa waxa gacanta gaabiyey in uu muruq iga galay iyo in kale. Fasirka: Gacanta guud ahaan waxyaabo badan ayay tilmaamaysaa marka […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Fasirka riyada tahriibka Yurub

Asc wllo Su’aasha: Asc wllo waxan ku riiyooday anoo tahriibaya marka oo galay wadaamda Europe fasiirkeeda muxuu noqon kara. Jawaabta: Riyada guud ahaan waxay tilmaamaysaa isbaddal ku imaan karo noloshaada, xaalkaaga oo isu baddali doono si ka duwan sida aad hadda ku sugan tahay, marka hijrada ama safarka waa nolosha oo isbaddalaysa guud ahaan ma […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada cusbada ama milixda

Riyada cusbada ama milixda Riyada: Qofkii riyo ku arko qof cusbo qofka siinaya oo cusbada ay tahay mid aad u cad si fican u shidan markaas qofkii wuu ka qaadanayaa cusbada riyada maxa lagu fasiri karaa. Fasirka: Cusbada waa wax wanaagsan oo khayr ah wuxuu noqon karaa arrinkaas xaalad wanaagsan oo qofka lasoo gudboonaanaysa, marka […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada roobka oo dabayl iyo duufaan wata

Riyada roobka oo dabayl iyo duufaan wata Riyada: Riyada roobka aad ka u daran oo guriga oo dhan biyo ka dhigya markaas wuxuu wataa gugac iyo hilaac daran wuxuu iftiiminayaa xaafadda oo dhan dadka dhan way carayaan waxay ka baqayaan daadka roobka ka dhashay wuxuuna wataa dabeyl daran sida duufaanta oo kale riyadaas fasirkeeda muxuu […]