Categories
Riyooyinka Dreams

Waxaan ku riyooday anoo kaadi badan iga socoto

Su’aasha: walal waxan ku riooyady anoo galay musqul meesha fadhiga ma ku farisanin waxan ku faristay meesha caadiga dhulka mutuleelaha markaas ayaan kaadinaya kaadida aad ayay u badnayn riyada kaadida badan maxay noqon kartaa. Jawaabta: Riyadaada waxay tilmaamaysaa inaad nafisayso haddii deyn lagugu leeyahay aad iska gudeyso, haddii aad xaas leedahay ubad badan inaad dhalyso […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada qof waalan oo mindi kugu qalaya

Su’aasha: Asc waxay noqon kartaa riyadan qof miskiin oo waalan ayaa I waydiistay biyo kadibna waan siiyey qof ila joogay aya i dhahay maxaa u siisay biyaha waa nin waalanee kadibna waxan ku dhahay maxaan sameeyaahee isaga i waydiistee kadib ninkii wuxuu iska keey dhigayaa inuu isoo celinaayo koobkii aan biyaha ku siiyey lkin mindi […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Qofka ku riyooda asoo heysta dahab badan

Su’aasha: Asc walal salan qaaliya kugu salaamay riyadan ii fasir allaha qeyr ku siiyee waxan arkay anigoo heysta dahab aad u badan oo koombooyin igu jiran oo koombada xermi la’dahay. Jawaabta: Riyadaada waxay tilmaamaysaa inaad ku guulaysan doonto nolshaada, waliba si aan caadi ahayn, waxaa laga yaabaa inaad yeelan doonto mustaqbal weyn oo muhim kuu […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada qofka asoo cunaya cunto macaan ah

Su’aasha: Asc wllo Asc wllo xalay waxan ku riiyooday anoo cunaya cuno aad u macan malab camal ah marka maxay noqon karta Fasiirka Riiyada Cuntada macan qofka cunaya. Jawaabta: Riyadan waxay tolm,aamaysaa bishaaro aad u wanaagsan, inaad heli doonto mustaqblka hanti badan oo sahal kaaga dhigayso inaad cunto wax kastoo naftaadu jeclaato, guud ahaan cuntada […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada qof aad sugeyso oo kaa tagayo

Su’aasha: asc walal marka hore ilah baa mahad leh oo i wafajiyay inan ani iyo ehelkeyga meshan kuso gudbino riyoyinkena kdbna aan xaqiiqdona aragno alh marka xigta qofka waqtigiisa na sisay nona faideyay walal mahadsanid …… walal waxan ku riyooda ninkeyga oo labisan xirana isku joog bluug oo na rabo inuu abihiis aado marki lagaaro […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada Bulaca la ceyrsanayo maxay tahay

Riyada Bulaca la ceyrsanayo maxay tahay Su’aasha: waxaan ku riyooday labo bulac oo meel kasoo baxay guriga ka mid wax sanduuq u eg kadib musqusha xageeda ayay u carareen boq derbiga ku yaalla ayay galeen fasirka riyada muxu noqon kara. Jawaabta: Bulaca ama mulca ama abuurta qofba siduu u yaqaano guud ahaan wuxuu tusiyaa xasad […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada naag la qabo oo ninkeeda kasoo cararayso

Riyada naag la qabo oo ninkeeda kasoo cararayso Su’aasha: waxan ku riyooday anoo ninkeyga is soo dagalnay kdbna waxan imanaya wiil aan isku ficanahay gurigisa cunugyarna waan wata wilki waxan damceena inan zino sameyno marka dharka sibano aya waxa albabka soo garacayo ninki i qabay een kasoo carooday waa naxaya musqushuna ku dhumaya waxa firinaya […]