Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada baabuurka guduudan maxay noqon

Su’aasha: Waxaan rabaa in la ii fasiro qofkii riyo ku arko asoo fuulaya gaari guduud ah oo u  eg tagsi laakin tagsina ahayn maxaa lagu fasir karaa. Jawaabta: Gaariga guduudan waxaa lagu fasiraa jacayl qofkii arko asoo fuulaya gaari guduudan wuxuu helayaa xaas wanaagsan, guud ahaan gaariga waa nolol iyo badbaado iyo wax danta lagu […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada qof yar oo naag guursanayo

Su’aasha: Asc wllo. Asc wllo xalay waxan ku riiyooday anoo booqonaya wiil aan aqaano gurigooda tagaya waxana arkaya wiilka oo guursaday oo uur loo leeyahay wiilka waan aqaana xaas malahan mana gaarin in uu guursada marka riyaadas maxay noqon karta. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa isbadal inuu kusoo socdo nololosha qofka doobka ah aad ku riyootay […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada qofka asoo la siinayo dahab iyo doolar

Su’aasha: Asc wllo. Asc wllo Xalay waxan ku riiyooday nin aan maalin hore weydiistay in uu ii caawiyo ayaan xalay riiyo ku arkay asaga oo siinaya lacag shan boqol dollar oo u dhiganta 2 shiling oo dahab midabkiisa jaale balse wuxuu leeyahay safaro waxay ku noqonaysa $500 intas kugu caawiyay anigana ka dalbaday Week hore […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Waxyaalaha halleeya ilkaha carruurta

Su’aasha: waxan rabaa inaan ogaado cunug yar 5 jir ah ilka oo dhan ayuu ka madoobaaday oo way burbursan yihin qof ayaa igu yiti waxaa sabab u ah macmacaanka siiba sonkorta aad ilmaha siinayso mar walba marka waxan rabaa inaan ogaado ilkaha sonkorta ma dhibtaa fadlan jawaab. Jawaabta: Caadi ahaan ilmaha da’dan ah ma aha […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Fasirka riyada cunitaanka malabka

Fasirka riyada cunitaanka malabka Riyada: Asc l wll xalay waxan ku riiyooday anoo cunaya malab marka muxuu noqon kara fasirka riyada malabka. Mahadsanid   Fasirka: Riyada malabka waa riyo aad u fiican qofkii ku riyoodo asoo cunaya malab wuxuu helayaa hanti xalaal ah oo badan. Dhammaan culimada riyada fasiro way isku raaceen arrinkaas. wuxuu leeyahay […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Fasirka riyada rootiga ama muufada

Su’aasha: Walaal maxaa lagu fasiraa qofkii riyo ku arko asoo rooti cunaya rootiga wuxuu cunayaa asoo macaan badan wuuna carfaa caraf aad u fiican marka maxaa lagu fasira rooti fadlan jawaab degdeg. Jawaabta: Rootiga haddii riyo lagu arko wuxuu tilmaamayaa nolo fiican, qofkii arko asoo cunaya rooti ama muufo wuxuu helayaa nolol aad wanaagsan waa […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada geerida Xaaska maxay noqon

Su’aasha: Asc wllo. Asc wllo waxan ahay xaasle waxana ii jooga hal cunug xalay waxan riiyo ku arkay Xaaskeyga oo geeriootay wax oohin igaama iman riyada dhexdeeda balse waxan u maleeynayay ciyaar ciyaar anoo naxsan baan soo kacay kadib waxan u tagay ayadoo jiifta oo nool marka wllo maxay noqon karta riyadaas si deg deg […]