Fasirka riyada cunitaanka malabka
Riyada:
Asc l wll xalay waxan ku riiyooday anoo cunaya malab marka muxuu noqon kara fasirka riyada malabka. Mahadsanid

Fasirka:
Riyada malabka waa riyo aad u fiican qofkii ku riyoodo asoo cunaya malab wuxuu helayaa hanti xalaal ah oo badan.
Dhammaan culimada riyada fasiro way isku raaceen arrinkaas.
wuxuu leeyahay ibnu siiriin:
(العسل في الحلم يدل على مال حلال سوف يأتي للرائي سواء من ميراث أو من جهة العمل أو الشركة)
(Malabka riyada lagu arko wuxuu tusiyaa maal xalaal ah oo qofka arkay helayo ha uga yimaado dhaxal ama dhinaca shaqada ama shirkadda).
Guud ahaan riyada malabka way fiican tahay, waa laga yaabaa malabka inuu tusiyo dhibaato la xiriirta dhinaca dadka xaasidka ah laakin fasirkan ayaa ugu xoog badan.
Waliba qofka hadduu xanuunsan yahay oo uu riyada dhexdeeda malab ku cabbo wuu caafimaadayaa.
Riyada dooxa iyo malabka shinida oo ka dhargay
The dream of honey is a very good dream. The person who dreams of eating honey will receive a lot of lawful wealth.
All dream interpretation scholars agree on this.
Ibn Sirin says:
(Honey seen in a dream indicates lawful wealth that the person who sees it will receive, whether it comes from inheritance or from work or a company).
In general, the dream of honey is good. Honey may indicate problems related to envious people, but this interpretation is the strongest.
Also, if a person is sick and drinks honey in the dream, he will recover.
