Categories
Riyooyinka Dreams

Fasirka riyada wejiga oo nuuraya

Fasirka riyada wejiga oo nuuraya Su’aasha: Asc wllo Asc wllo Xalay waxan ku riiiyooday anoo wejigayga uu nuuraya cadaan camal waxan noqday qof wajigiisa uu nuuraya . Jawaabta: Riyada nuurka wejiga waxay ka mid tahay riyooyinka aad ugu fiican qofka, waa bishaaro weyn, waxay tilmaamaysaa camal suuban iyo risqi iyo wanaag iyo guul aduun iyo […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada kaadida dumarka oo qofka soo gaaraysa

Riyada kaadida dumarka oo qofka soo gaaraysa Riyada: Asc walaal waxan ku weydin lahaa xalay ban ku riyoday anigoo ogaaday inay kaadi madaxa iyo jirka iga haloowday ama biyaha an ku qubeysanayey kaadi ku daray anigana aan dib ka soo ogaaday. Waliba halmar kaadida igama darin biyaha ee marar badan ayuu igu sameeyey qofkas qof […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Fasirka riyada naaska oo banaanka usoo baxsan

Fasirka riyada naaska oo banaanka usoo baxsan Su’aasha: Asc wllo Asc wllo xalay waxan ku riiyooday Naas dumar oo kaliyaha riyada waxan ku arkay naas dumar oo madaxiisa hore uu qawan yahay mana taaban lakiin riiyada ayan ku arkay naaska qeybtiisa hore. Jawaabta: Naaska wuxuu tilmaamayaa khayr iyo wanaag siiba familkaaga khayrkooda, waayo naaska waxaa […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada oo gabar nin ka rabto inuu ka sinaysto

Su’aasha: Waxaan habeen aan dhaweyn ku riyooday, anoo diidan gabar rabta, inay galmo ila sameyso, hadana kaaga darnaa gabadhu qaraabo soke ayaan nahay, marka riyada nuucaas ah maxaa lagu fasiraa walaalyaal. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa in naag ay jirto oo dan kaa leh ama damac waxayna u eg tahay inaad ka badbaadeyso naagta rabto inay […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Fasirka riyada daadka biyaha badan wata

Su’aasha: Asc walal maxay noqon kartaa riyada daadka biyo badan oo magaalada rusheeyey marka kadib baa ku dhex arkay biyaha walashey oo towel ama shukumaano gaduudan oo ay leedahay oo daad kii ka qaaday kasoo ceshatay. Thnks Jawaabta: Daadka wuxuu tilmaamayaa cudur inuu imaan doono meesha uu soo gaaray, ama wax kale oo dhibaato wata, […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada xiiridda shuunka maxay noqon

Riyada xiiridda shuunka maxay noqon Su’aasha: qofka marka uu riyo ku arko asoo timaha shuunka iska xiirayo oo sidaas ku raaxaysanayo sidaas ayaa biyaha shahwada uga imaanayaan ason wax ku samaynin xubinta taran markaas wuxu so kacaya asoo caadi ah oon wax biyo ah ka soo bixin riyada nocas maxaa la dhihi karaa. Jawaabta: Riyada […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada dhiiqada qofka soo gaaraysa

Riyada dhiiqada qofka soo gaaraysa Su’aasha: Asc wllo. Asc wllo xalay waxan ku riiyooday anoo dhiiqo ku dhex jiiro waxana watay shaatii cad wuuna iga wasaqow saiid. Marka fasirka riiyada dhiiqada qofka ku dhex dhaca maxay noqon karta. Jawaabta: Riyada dhiiqada ama dhooqada ma fiicna waxay tilmaamaysaa murugo iyo walbahaar aad u daran, sidoo kale […]